Comments on: Xukunka Salaadaha Jimcaha iyo Ciidda marka ay wada kulmaan!!

By: online
asc dhamaan bahda caasimada online ciid wanaagsan iyo umada soomaliyeed waana mahadantihiin balse waxaan rabaa in aan wax ka iraahdo qoraalkaan kusaabsan hadii iid iyo jumco isku soo aadaan mala jamcin karaa…, arinkaas waxaan ka leeyahay qof caqli usaaxiib ah in uunan sidaas oran karin hadana culima nimo sheeganaayo laakiin sida xaqiiq ah waxaa weeye salaada ciida waa suno jumcaduna waa waajib marka suno waajib malagu gudi karaa.. nabiga scw ayaa waxaa uyimid niman reer baadiyaal ah oo meel fog kamyimid markaasuu yiri ciida tukada ee iska baxa sida cadna qof aan deegaan aheyn jumco kuma waajibto sidaas ayuuna usameeyey nbiga scw laakiin hada xadiithka meeshaan ku qoran ka qaadan meyno dalill na tusinaaya in lajamcin karo salaad ciid iyo jumco arinkaaas waa arin bidca ah qatartiisana leh ee aan dadka wanaaga u horseedno wixii xun ama diinta si qaldan looga fahmaayana hala joojiyo wabilaahi towfiiq