Comments on: Xasan Sheikh waa lala fadhiyaa kursiga Madaxweynaha (Sawirro)

By: ciid
Daacadii aniga waxay ila tahay ninka qoraalka aflagaadada ah keenay  iyo kuwa taageersanba iney yihiin kuwo jecel inuu fashilmo magaca soomaalinimo, waayo ninka la doortay waa nin aad loo jeclaaday maalintii lagu dhawaaqay walina wax xumaato ah laguma arkin waxaan ka ahayn kafiirsigiisa badan, taasina waa xumaato iska ilaalin ayaa loo akhrisan karaa, wax tarkiisa waxaa dareemi kara nin jooga wadanka gudihiisa haatan aad ayan ugu faraxsanahay wax qabadka uu bilaabay ilaahna waxaan ka baryeynaa inuu noo sii siyaadiyo.

waxaa leeyahay soomaaliyada wadamada shisheeya joogana ilaah ka cabsada wadankiina waa kan uu madaxwaynaha ka yahay xasan sheikh maxamud’e , hana ku faanina nabada aad ku jirtaan ee fiiriya walaladiina dhibaatooyinka iyo musiibada aad ka soo cararteen ku haray, inta aad  meesha wanagsan wax ka fiirin lahaydeen ayuu shaydaan idin macaaneeyey meelihii xuxumaa ee laga yaabo in somaliya dhibaato hor leh u sii bilaabato.

By: mohamed
s.c.k dhaaman umada somaliyeed waxa aad moda in laga hordhacayo shaqsiyada qofka u leyahay ama xukumad cusub waa curdun wali lixbil xita maijiro waxaas oo eden ah ama dhaliilo ah in lo sameyo loma baahan waan daremi kar waxaa inugu cusub waa mamul dowladeed waxa aan nahay dad islam ah waxana haboon oqfka inuu ka hadlo waxa uu arkay ama uu gob joog u ahaay shaqsi waxa uu so sawiray  laguma saleyn karo runta  hadab siwalba oo ay tahay waa inaan adheecna dowlada somaliya  waayo dowlad laan waan araganay dhibka ay ledahay umad midnimo ayeey waxa ku qabsataa umadi kalsoni ayeey ku hormarta umadi waa mida leh hogaan ay ka danbeyso hadaat tahay qurba joge ama aat tahay qof  ceyr kunool inad uso jesato umada walaalah ah oo dhibka iyo xabada kakorsocoto oo aadan waxaba u heyn ayeey udhalataya dowladaaan kuna qanacasn fadlan  ha uhadlin sida qof aysan waxa kamaqneen oo dhargan

By: mustafa
kol hadaanu hada xil hayn iska garo waa xil sugee, alow kayeel la taliye fiican, dhanka fiican wax halaga eego, warxumo tashiilka iyo si xun wax u sheego waa ka soomaali halkaas dhigay

By: soofe
Damjiid haku waano Qateen Meshay Alla shiikh Martay dalkan gruops malahan umada somaliyeed baa leh wana in loo sinaadaa siyaasada iyo dawladnimada  hadiise koxo gara madaxweynaha guri ku xirato dhag wax ugu shegto fashil ba aka dnabeeyaaa

caasimada waa mahadsan tahiin sida dhexdhexaadka ah aadw araka usoo tabisaan halka ka haya sidaa baad saxafad xalal ah ku tahiine fadlan lacag ku shubo saxafad noqn waydaye

By: ciise
waxaan ilaa hada garan la,ahay Jabhadan ilaa intee bay haystaan,hub iyo dhaqaale ,Waa sheekheeni oo madax yar,oo hada Bedeley,shaqadiisii hore.,waar Ninkan bidaarta leh.,

By: Kayd
Afar talaaboo kale deb u qaad

Waa arin la’yaab leh?xiitaa ninkan waxbarashadiisii iyo last name kiisaba Waa ka been sheegay ilAhow Somali bad baadi.kolba mid aan qaydba xidhan Karin,been ku dhaarta .xaqdaro iyo qabiilna wax ku dhaqa unbaa qoorta

loo galin.Yaa taxman,nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin baa taga.

By: ahmedeeyos
WAXAN AQRIYEY MAQAAL DHEER OO CAASIMADA HORE LOOGU QOREY OO KAHADLAYEY KALSOONIDA IYO SIDEY QOFKA MUHIIM UGU TAHAY HADAN GARTEY ULA JEEDADA LOO QOREY KKKK

By: Yaska
In Lala taliyo Madaxwaynaha Maxuma, Laakiin Go`aan Qaadashada Madaxwaynaha Ayaa leh.

Laakiin waxaa yaab leh Magaca Damul Jadid.Waaba wax aan lasugayn , Hadda iyo Dhiig aa ??