Garoowe(Caasimada.com)-Wariyaal kahowlgalayay Raadiyaha Dal Jir ee Magaalada Garoowe ayaa kabad badbadaay isku day dil oo lagu Qaarin jin lahaa kadib markii dhalinyaro Bistoolada kuhubaysan ay Weerareen.
Habeenkii Xalay ayay ahayd Markii Shaqadoodii ay kasoo baxeen Labo Wariye oo Midkooda uu ahaa Tafatiraha Idaacada lagu Weeraray Xaruntooda horteeda ayna usocdeen magaalada.
Shabakada Caasimada oo ukur gashay Ogaanshaha Dhacdadaas ayaa waxaa aynu kawaraysnay Mid kami ah Wariyaasha laweeraray oo ah Tafatiraha Ilaa 7 Idaacadood oo laysku yiraahdo Dal Jir waxaana uu inoo sheegay Tafatire Cabdi fitaax Cumar geedi in markii lasoo Weerarayay ay ku jireen Gaarigooda kadibna labo dhalinyaro oo Bistoolad watay ay ku fureen Risaasta iyagoo kudhex jiray Gaariga Lakiin waxna kuma noqon ayuu yiri oo daqaadaha Gaariga ayay kadhex baxday Risaasta ayuu inoo sheegay.
Tafatire Cabdi fitaax Cumar geedi ayaa hadalkiisa intaa kudaray inay uqayla dhaamiyeen dadka goobta joogay balse waa ay kabaxsadeen goobta.
Waxuu Sheegay inay Ciidamada Kuwar geliyaan in laysku dayay in laqaaeriyo lakiin ay kabad badeen iyagoo dadkii dili lahaana ay kortaagnaayeen Gaariga.
Xafiiska Wararka Muqdisho













You must log in to post a comment.