Aabe Cali Sheikh Axmed
Hooyo Amina Daa’ud Axmed
Eedo Zeinab Sheikh Axmed
Adeer Cabdi Maxamud Geedi
Eedo Jamila Sheikh Axmed
Eedo Ruqiya Sheikh Axmed
Abti Ibraahim Maxamuud Fiidow
Abti Saciid Maxamuud Fiidow
Habaryar Shariifo Maxamuud Fiidow
Habaryar Maryan Daa’ud Axmed
Habaryar Fadumo Daa’ud Axmed
Habaryar Shukri Daa’uud Axmed
Adeer Maxamuud Maxamed Cali
Axmed Cali Sheikh iyo Xaakiisa Shamsa Maxamud Maxamed
Caasho Cali Sheikh iyo Seygeeda Cabdiraxman Yuusuf
Jaabir Cali Sheikh
Yuushac Cali Sheikh
Ayaan Saciid Morgan
Aniso Axmed Barre
Maamaan Axmed Barre
Jiijiid Axmed Barre iyo Xaaskiisa Zamzam Sheikh Mukhtar
Muniira Axmed Barre
Yuusuf Axmed Barre
Raxmo Axmed Barre
Ibraahim Axmed Barre
Safiya Cabdi Casiis Xaashi
Cabdirisaaq Maxamuud Maxamed
Sahra Maxamuud Maxamed
Canab Maxamuud Maxamed
Cabdinaasir Maxamuud Maxamed
Dhammaan dadkaasi oo kala jooga, USA, Norway, Finland, Somalia, Malaysia, Sweden waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Jaabir Cali Sheikh Axmed iyo Ubax Cabdiraxmaan Maxamed oo shalay oo jimca ahayd ku aqal galay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, waxayna lee yihiin isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela. Wiil iyo Caano, Gabar iyo caano.













You must log in to post a comment.