Tacsi: Culimada reer Qatar

انـــــا للـــــه وانــا اليـــه راجعــــون

Anagoo ah culimada iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan wadanka Qatar waxaan ugu tacsiyadثynaynaش ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee kutimid Sheekh Cabdul-Qadir Nuur Faarax(Gacameey). Waxaan Allah ugu rajaynaa inuu kawaraabiyo Janadiisa Firdowsa, ummmadana siiyo badiil dacwada hogaamiya.

1. Marka aan eegney xaalada uu kudhintey waxaan urajaynaynaa inuu Shahiid ahaa

2. Waxaan sidoo kale Allah karajaynaynaa in dilkiisa noqda mid soo afjara gaadmada lagu hayo Culimada Diinta oo ay unoqota Shacabka Soomaaliyeed mid kubaraarujisa difaaca Culimadeeda.

3. Waxaan taageereyna inay culimada Soomaaliyeed meel cad ka istaagto dilalka noocaan ee loo adeegsanao magaca Diinta.
Magacyada Ducaada

1. Sh Abdirashiid Sheekh Cali Suufi 2. Sh Muxammad Xaaji Yuusuf 3. Sh Muxammad Xaaji Xasan (Golas) 4. Sh Adam Sheekh Xasan 5. Sh C/xakiim Sheekh Cali Suufi 6. Sh Axmad Xaaji Qaasim 7. Sh Shuceyb Cartan 8. Sheekh Mahad 9. Sh Muxammad Ashkar 10. Sh Cumar Axmad Yamani–

“Indeed,Deeds are by the intention” انــما الاعــــمال بالنـــيات

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: