Muuqaalka Maanta ee aan idiin soo gudbineeyno Aqristayaasheena Qiimaha Badanoow waxuu ku saabsan yahay Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose waana Muuqaal aad wax badan kuu ifin doono tan iyo markii ay Ciidamda Huwanta la wareegeeyn Magaaladaasi.
Aqristoow Muuqaalkaan aan ka soo xiganeeyno Shabakadeena Dhanka Muuqaalka ah ee WWW.DAAWO24.COM ayaa waxuu yahay mid aad ku daawan doonto Shalay iyo Maanta wax iska badalay Magaalada Kismaayo waxaadna arkeeysaa Jawiga iyo Madax ka hadleeyso Amaanka Kismaayo iyo Jawiga Guud ee Magaalada.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA OO VIDEO AH
Use Facebook to Comment on this Post
12/06/2012 at 1:53 PM
baadariyow xaad abgaal ka rabta adigaaba magacaagu baadari yahee oo isku samiyay gaalada kan u weyne iska dhaaf qabiilka eebow
12/06/2012 at 5:29 AM
hadiiba caasimadii soomaaliya ugandhees gabdhaheena ku kufsanaayaan maxaa iga galey kismaayo
12/06/2012 at 1:15 AM
kkkkkk Abgaal cismaan gaalkayga uganda iyo burundi waa iimaamo masaajid xamar kuwa kismayo joogana waa gaalo halaga xoreeyo wadanka kkkkk isqabadsiiya hawiye.
wadanka halaga wada saaro shisheeyaha isbaaarana yaa la dhigan hantida dadkana hala isku celiyo ilahayna halaga cabsado
12/05/2012 at 11:14 PM
war webkaan ma shabaab ayaa la wareegey maxaa luugu ogalaadan in ay faafiyaan jihaadka beentaa? caasimada soo cadeeya roonow iyo wasaq sommaliyeed waxa qoraalkooda meesha keenay
12/05/2012 at 6:11 PM
murugta ayaa nagu sii siyaadiseen waayo waxaad natuseysaan waa dhulkii somaliyeed oo lasii qabsanayo waan ooyay markaan daawwaday waayo soomaali ayaa laga saaray waxaana qabsaday adoontii foolxumada badneyt kismaayo shalay iyo maanta waxaa udhexeeyo farqi weyn waayo shalay xorbey eheed somali ayaa maamuleysay maantana kenyan waxa is badalay waa intaas gumeysi ayey gashay kismaayo marka waa in jihaadka laxoojiyaa oo dalka oo dhan laga saaraa gaalada kenya kaliya maaha macala san kadhuudhiga mogadisho jooga waa in laga xoreeyaa dhulka somaliyeed
waa in aan gacmaha is qabsanaa caasimadii somaliyeed iyo dhulkii somaliyeed oo dhan waa laheystaa inta yartaa ee gacanta mujaahidiinta kujirta maahee alla kacabsiga aan badino somaliyeey dhulkeenii waa laada heestaa mardhow nasriga alle ayaa muslimka usoo dagaya gaalada oo dhan waa laleenayaa aduunka dhan islaamka ayaa maamuli doona insha allah aan ducada badino iyo alla kacabsiga mustacidiin dhamaantiin
12/05/2012 at 4:35 PM
MAGAALADA WAAGII ALSHABAA BEY MAGAALO AHAYD LAKIIN MAANTA WAA XABSI.