Comments on: Arag Sawirrada: Masjidkii Al-Shabab ay tiri “Kasniisad ayaa loo beddelay”

By: Yuu
Subxaanallaah dadkan iska hadlaya ee wax waliba sheegaya illaah ka baqa mideeeda kale waa beytillaah ciyaar maahan idinkoo hubin ha ku deg degina illaah ka cabsada

By: cadaali
gudoomiyaha maxkamada a/rahman moh/ed ali hada axmaarta ayaaba keensatay shid !!!

By: cadaali
masaajid ayuu ahaa waa la isla ogolyahay, lkn waxaa lagu muran sanyahay waa la bedelay !!!!!   hadii maajidku sidiisii yahay waa sax, hadiise la bedeley maxaa loo difaacayaa yaase ka masuul ah.

asbuucaan gudihiisa ayaa falastiin waxay yuhudu dumisay 2masjid, beledwayne itoobiyaan inay masjid bedelaan maxaa u diidi ???? !!!!

dalkiinii ayaa muslim ahaa , gaalo ayaa kusoo hogaamiseen hada waad difaaci waydeen hada ayaad nuu nuu nuu leedihiin !!! ah wuxu damiir daranaa

By: wadani
sawirka ugu dambeeya ayaaba sii cadeeyay in calaamadda istilaabka ah loo sameeyay sifiican u fiiriya.masaajidkana ayaagaaa sidaan u burburiyay

By: sudus
salaamad miyaan ladhimaneynin subxaana laah

By: ha ubixn
sxb wadani ha ubixin waxay cadaynaaayan in lobadalay kanisad lkn wan qab siyaasaded ogaaw cml waye hadlaka ha firin  sifacan usii firi hadalka cml

By: wadani
kkkkkkkkkkkkkkkk caasimada.com waxaan oo been ah xageed ka keenten sawirada ayaaba cadeynaya in kaniisad loo badalay oo calaamadii kirishtanka ee istilaabka ayaaba ka muuqda.masaajidk.teeda  kale goormaa la isku qarxiyay.dadkoo dhan ayaa og in masaajidka ay sidaan u burburiyeen itobiyanka kadibna ay calaamadda istilaaabka kor ugu sameeyen