Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybihii labaad iyo saddexaad ee sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn.
Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee aan marnaba la maleysaneyn ee ka dhacay dalka Somalia ama qabsaday Soomaalida joogto caalamka intiisa kale.
Haddaba lix arrin oo ka yaabiyay Amin iyo Sawirradiisa Isma lahayn nala arka.
Sidoo kale aqri qeybtii hore ee Isma lahayn
Use Facebook to Comment on this Post















12/06/2012 at 7:03 PM
marna ismaan lahayn dhulbahante ayaa diidi doona soomaliland oo la bixi doona khaatumo jeebka ugu jirta oo ay haystaan reer somalland oo aan jirin
12/05/2012 at 7:57 PM
ismalahayn hargeisa iyo xamar, hargeisa xoogweynaan doonta,kkkkkkk
12/05/2012 at 5:55 PM
ismalaheyn beesheydaa madaxweyne noqon doonto kkkkkkkkkkkk
12/05/2012 at 11:41 AM
Isma leheen beeshayda ayaa wasiir wayn doonto. lol
12/05/2012 at 10:11 AM
ismalaheyn amiin caamir ayaa dhuuni qaate noqon doona
12/05/2012 at 6:03 AM
calanka ethopia maxaa lo suraa somalia ilah ka magan galnay ethopia lakin somaaliada wariye mise farshaxan waa ina ilalinaa akhlaaqda somalia iyo dhaqanka aan wax sameyno noqo dad iska danbeen leh waayo somalida wariyaha waxu hubin shegaa madax waa ceyna waxas waa wax ceeb bilaa caleykum somalia aan isku noqo aan iska deyno wax yabahaa xun please somaliyey waa iga talo