Sawirrada Amiin Caamir ee “Isma lahayn” iyo Shan arrin oo qosol badan

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybo kale oo ka mid ah sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn.

Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee aan marnaba la maleysaneyn ee ka dhacay dalka Somalia ama qabsaday Soomaalida joogto caalamka intiisa kale.

Haddaba shan arrin oo ka yaabiyay Amin iyo Sawirradiisa Isma lahayn nala arka.

ismal copy

Use Facebook to Comment on this Post

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: