Sarakiisha Dowlada oo ka warbixiyay dagaal ka dhacay Garbahaareey

Garbahaareey(Caasimada.com)-Maamulka Dowlada Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa kawarbixiyay Dagaal kadhacay degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo kaa oo udhaxeeyay Ciidamada Al-shabaab iyo kuwa Dowlada,.

Maxamad Cabdi kaliil oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo warbaahinta saakay  tafaasiil kasiiyay Dagaalka lagu qaaday Garbaahaareey iyo jiritaanka inay Al-shabaab lawareegeen degmada.

Gudoomiyayha Gobolka Gedo ayaa caraabay in Warkaas uu kuturu kutayn yahay marna aan laga bixin degmada lakiin waxaa uu qiray in dagaalka iyaga lagu soo qaaday.

Waxuu Sheegay in Al-shabaab qaasaraha ugu badan dagaalka uu kasoo gaaray markii ay ku dagaaleen maalintii shalay deegaanka Far barwaaqwo oo ay kadileen 7 iyaga katirsan sadax kalana maykooda ay soo dhigeen gudaha degmada Garbahaareey.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo maxamad Cabdi kaliil ayaa ku nuux nuuxsaday in dhawaan Ciidamada Dowlada ay si rasmi ah ula wareegi doonto  Gobolka Gedo oo dhan oo hada gacantooda ay kamaqantahay kaliya degmooyionka buurdhuubo iyo Baardheeere oo Shabaab uu jooga lana wareegayaan dhawaan.

Xafiiska Wararka Muqdisho

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: