R/W Saacid oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Xukuumadiisa.

Saacadaha Soo sacda ayaa lagu wadaa in Ra’Iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya.

Wararka aan ka helayno Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaare Saacid uu hada aad ugu mashquulsan yahay in oordhaw oo galabta ah uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa muran uu ka taagnaa tirade wasiirada Golaha wasiirada ee Ra’iisul Wasaaraha uu keenayo,inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in la xaliyay qilaafkaasi.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa laga sugayaa inuu soo dhiso xukuumad taya leh.

kubad logo4
Subscribe to Comments RSS Feed in this post

One Response

  1. waxad mooda in dolada cuusub iyo shacbiga somalia aay na is fahmin waay nimkan dolada qaabsaday waxay u xisabtaaran kadmayan siidi niman dolad dalko dhan mamusha qabsaday markad ufirsatid hadal haynta baryahandabe warbahinta kujirtay o ah in wasaradaha laga dhigi dono 9 waasir kkkkkkkkkkkk tasina surtagal maha waayo dal dumay oo qaba il ujajabay aayan dhisayna ee maha in caaynka lo fakaro waaxan ubahanhay si bila turxan ah in loga fakaro lona dhiso wasarado tirobadan waay sidasa qancitu kujirta dalkan lo mamuli karaya ila iyo inta dolad dhex o somalia ah dhalankarto hadaba waxan uso jeedin laha madaxwayna ha iyo rasalwasara in aay ugu yarala
    an kadhigan 18 wasaradod ugubadnankadhigan 20 wasaradod sii dib logu tago lugaha doladi somalia balse sidan aay imaka wax uwadan aay taahay mi curyaminaysa dolad nimada iyo wiliba nadamki beelaha lo qancin laha waayo waaqaba il ileen somalidu hadan tus

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: