Comments on: Raddin Shubbaha: Dilkii Casmaa Bin Marwaan. (Difaaca Nebiga NNKH)

By: muna
ascwr maxamed taahir walalkayow horta qayr alaha kusiyo ilahaygi weyna ee islaamka inta kaadhigay hadana sidan qurankisa kuubaray aya mahad iska leh ajar iyo xasanadna alaha kaasiyo koley maalin manta laga tabar yar yahay bad ubaxsan dontaye marka xiga waxa calool xumo ah ama manta waxlaga xumado ah in wiil soomaliyed oo am sure ah nin lagu dhalay diintena macaan iyo xarig islaam u manta heerkan gaarsisan yahay jaahilnimo intan la,egna qabo o weliba diintena macaan ee ilahay noogu nimceeyay iyo nebigeeni nuurka badna nabad galyo iyo naxariis korkisa ha,ahate u waxka shegayo diintenu wa waasic raxmad iyo raaxana badan la,antedna cawanka asagas wax usoshegayo kale yan ahan lahayn but allah kor ahaye wuu naxaris badan yahay wuuna cafiya qofki danbi kagalo qof baryay oo gacmaha uhorsadayna baryadisa kumaqadiye ilahay an ubarino maskinkan thanks caasimada

By: abdirizak
aad ayaad ugu mahad santihiin qaabka aad u qanciseen ninka murtadka ah waana wax naga naxo in nin soomali ah uu sidaa u hadlo amaba uu diinta ka ridooba

By: shabeel
manshalah wax badan wa idinka sugeynay qoraalada nocan usbuucan sidan usugaynay wa dalnay jasakumulah qyer, runti ninka murtadka dhan walba xaqiiqad laga tusay wa hadu yahay qof ku wantobaya oo caqli leh casharada wada dalilka iyo xujada ah ha anfacan. tnx caasimada.com iyo qore maxamed tahir