Comments on: RADDIN SHUBAHAT- (Dilkii Khulufa’u Rashidiin & Dagaalkii Jamal).

By: bashir black
aniga webkan waxan ku aqanay waxyaba jinsi inuu ka hadla oo aad u necba in modo ahna waba iska deyey aqriskisa, markan arkay in wax foolxun oo dinta ku bananen ay moden inay faidenayaan oo ay ka hadlan si baraxtiran gogasha iyo jinsiga, taso ilahay baray labada isqabta, e anay bananen in banaanada looga hadla. Intas kadib ilaa mudo hada laga joga 2 usbooc oo aan bal is dhahay fiiri webka waxan arkay qoral qurux badan oo difacida dintena sharafta badan ah, markan gudaha si galayna waba qoraalo badan oo dinta lagu difacaaya iyo casharo kale oo diinta kusaabsan, maashallah kuwan oo kale waye kuwa ay bulshada u oomaneed, mahan waxa ii dhehda ah iyo maalaa yacniga.sida sacdiya shegtay, ilahey ajar badan haka siiya walalkii qoray iyo cidii suurtogelisay qoralkan in la dabaco. waa qoraalada dib iigu sooceliyey webka oo an kol hore kala xaabsanay

By: Sadiya
Asalaamu calykum waraxmatulaahi wabarakaatuh

salan ka dib waxaa mahad leh ALALAH subxanahu watacaala naga dhugay ISLAAM  wana nimcada ugu wayn  uu helo qof  soo mary caalamkaan waxana ka rajaynayan inu nagu sugo diinkaan macaanka badn  ,waxan u hambal yaynayaa  una ducaynaya walalka soo qoray leeyahy ALLE haku barakeeyo gacmnthaaga a xata anagi muliminta aheen ba ka faaidnay qoraalkadan qurxuda badn  . ALLH yubarik fiik ,  webkana waxan leeyahy   aad bad u mahd san tihin walalha oo galiyay  sidaa ugu adeega mar walba musliminta ,oo web ISLAAMI gabi ahintib aha iku badalo  wax aan wax ka faaidayno , wararka waa cadi lkn wax yabbaha mala yacniga yasan idn kaga o daramin INSHALALH ,jazakumu LAAHU khyrn

By: Maxamed xaashi
Asc dhaman muslimka tankale dhaman ninkii badiriga ahaa oo hadana jaahilka ahaa waxaa kufilnaa oo kaliya  dhaman waxaad sheegtay daliil ama duris kuma noqoneeyso ee say kugutahay adiga ilaahad amin saneed wiilkiisa ladilay so daliil kuguma filna waxa aad aminsan tahay inay waxba kajirin ama duris kuuguma filna,,,anaga allaha aan aminsanahay ama aan cabudno malahan ilmo lama dhalin wax madhalin subxaanalah  marka waxan qalday shaydan bay ka ahaatay waxan saxayna allaah ba ihaleelsiiyay anoon cilmi lahayn ban si aqliyeeysan kuugu jawaabay

By: shabeel
ina lilah wa ina ileyhi rajicun ar jahelsana wuxu murtad dintisa waxyar o adunya ah ku ibsaday lakin mashalh sifican ba lo radiyey ilaha qer ha niiga siiya amin ilohow kor kayeel islamka adigana mahad kuleh inad naga dhigtay islam

By: mohamed
as/c horta aniga cilmi badan ma lihi, laakin ruuxa daawo rabo aa la daaweeyaa, marka qormadaan haduu cilmi doon yahay ruuxa loogu jawaabay way ku filan tahay, waa haduu luqada ay ku qoran tahay af..somaliga fahmaay,o inkastoo ruuxaan ay shaki weyn iiga jirto inuu somali yahay oo ku soo barbaaray, marka waad mahadsan sxb mohamed tahir abdi   allah kaa ajir siiyo  , ninkan odayga ah loo jawaabay waxaan dhihi lahaa isaga allah ku soo hadeeyo adeer , oo orodoow daraasad sameey jambalkaan waa kuu socon waaye, anaga adiga iyo baadarigaada ,xitaa shaki nama gelin karaan, ee qolka mugdi ah ka soo bax iftiinka soo gal waa islaamka ,,, hadaaad labo shilin soo qaadatay oo dadkaada gaarsii lagu dhahay, kusoo tala galay inaa iskaan cusub ku saarno oo dadka ku soo dirsaday aa dacwad ku qaado, waxayna xoog ma ahan ee wax aad ku qanacdo ayaan ku soo hordhigaynaa, wiilka noogu yar ayaa kugu filan , ama anoo cilmi badan aqooonin aa kugu filan, …ee is badbaadi ee bacda iska fur dadkaa usoo noqo wabilaahi twfiiq