Comments on: Qur’aanka oo Yahuuda ku tilmaamaya sida Dameer. (Mucjisada qur’aanka)

By: muna
ascwrwb waxanka yaabay soomalidu marki xaga lohadlo maxay xaga oguhadlan wiilka wato walaalka ay diintu idin walalaysayow// walaal ma afsomaliga kugu yar mise qoralkadan siwanagsan usi aqrin? yarka qayr allaha siye inoso gudbiyay qoralka macnaha u ulajedo faham marka hore adigon kudagdagin commentiga qalafsan allah subxanahu watacala kor ahaye aya qurankisa kushegay iney yuhudu tahay dameer okutilmamay iney yihiin dameer ayalagu yiri dameerki asaga ahaye illahay kutilmamay iney yihin ayay manta watano weliba sosharaxen bal iney dameero yihina kucadaynaysa marka xageed la aday maskinkan diinta yaqano oweliba ilahay qeyr hasiye raba inu noga faideyo.. caasimada iyo yarka qoralkan qorayba qayr alaha idinsiyo plz noso gudbiya qoralo kuwano kale ah thanks all

By: zakarie
horta waxaa lama huraan eh in ilaahey SWT uu horay inoogu sheegay in ey iyagu xooluhu kacaqli badan yihiin horta suaal adduunkan waxaa kunool muslimiin badan mana aflagaadeeyaan diimahooda taasi wexey macneyneysaa in islamku tahay diin xag eh ilaahoow adaa mahad iska leh oo islaamka macaankiisa ina fahansiiyay tankale ilaahey waxaan kabaryeynaa in uu islaan nimo inagu dilo kuwaan islaamka aflagaadeyna be addunkani wey katagi doonaan balse shalaytu wey danbeysaa ciqaabta ilaaheyna wey lakulmi doonaan insha allah

By: shabeel
mashallah qer alaha kusiyo aqi filah sida wanaagsan nogu so gudbisay mowducan, runtii sawirka ay ayada bixisay un ba mesha kuso bandhigtay wana run wa mucjisada quranka. plz and plz inoso badiya qoralada nocan ah e maxamed tahir uso qoro hada awodan . sxbkiin mr shabeel

By: walaalkaa ay diintu idin walaalaysay
ASC,

Ninka qoraalka soo qooray wuu dadaalay inuu wax noo soo gudbiyo (ilaahay qayr ha siiyee), balse labo arin aan is-lahayn ayuu madaxa isku geliyay. Haddii iyaga lagu sheegay dameer waxa saaran aan ogayn!….macnahu waa dad aanan garanayn islaanimada alle subxaanu wata caalaa ku manaystay oo ka tagay diintii alle. Maxaa iska galay arinkaa iyo sawirka dameerka ay 2012 xambaarsan yihiin oo ay mahrejaanka ku marayeen???? where is the linkage? ujeedkase loo xambaaray dameerkaa sawirka ka muuqda muxuu ahaa?….gebegabadii waxaa odhan lahaa ayaadka quraanka kariimka fasiraadiisa dadka aqoonta leh aynu udeyno….haddii kale cawaaqib xumbo yaa ka dhalan karta….Cilmi walba ehlu cilmigiiga haloo daayo….wabilaahi towfiiq.

By: JAAMID
subxanallah waa cajib wlh, lkn ayadii oo sawiran waye tan thanz caasimada,com