Archive: Page 5
Sheekh caan ah oo wax lala yaabay ka sheegay Faroole & xaalka Puntland
Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee ka soo jeeda Deegaanada la isku yiraahdo Puntland, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole aanuu… Read more
Muxuu R/W Cabdi Weli Gaas ka yiri doorashadii madaxweyne Jubbaland?
Kismaayo {Caasimada Online} Ra’isul wasaarihii hore ee Xukuumaddii KMG aheyd ee Soomaaliya Cabdi Weli Cali Gaas oo isagoo ku sugan dalka Mareykanka ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo… Read more
FAROOLE oo ka hadlay doorashadii Madaxweynaha Jubbland
Garoowe {Caasimada Online} Ka dib markii lagu dhawaaqay in Axmed Madoobe uu ku guuleystay xilka Madaxweynenimada maamulka Jubbland ayaa waxaa arrinkaasi ka hadlay Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxman Sheekh Maxamed {Farole}… Read more
DF oo war cusub kasoo saartay xaalka murugsan ee ka jira Kismaayo
Muqdisho (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay aad uga wal-wal santahay xaaladda iyo masiirka ummada ku dhaqan magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobalada Jubbooyinka. Walaacan ayaa soo… Read more
Robbery victims assisted by thieves
In the aftermath of Second World War, in a meeting held on 24th October 1945 in San Francisco, the Charter of United Nations Organization was finalized and countries liberated from the AXIS… Read more
Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsi kala wareegay danjiraha S. Korea
Muqdisho (Caasimada Online) Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowladda koonfurta Kuuriya ay usoo magacowday Soomaaliya Mr. Kim Chan… Read more
Hiiraale vs Madoobe: Jubbaland oo 2 madaxweyne loo doortay (Dhageyso Wareysiyada labada madaxweyne)
Waxaa jira warar iska hor imanaya oo ku saabsan doorasho madaxtinimo oo la sheegay inay maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, iyadoo sida muuqata labo kooxood oo loollamaya ay mid waliba… Read more
Mooshin ka dhan ah R/W Saacid oo la hor geeyay Baarlamanka (Warbixin)
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Maantay fadhiga baarlamaanka horgeeyay Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid. Xildhibaanadaan ayaa Xukuumada Shirdoon ku eedeeyeen in ay ka soo bixi waysay howsheeda… Read more
Video: Muqdisho & muuqaalka maanta
Caasimada Muqdisho: Muuqaalka maanta waa mid qeyb ka ah Muuqaaladeenii dhanka dhiira gelinta Nabadda & Horumarka ee aan idiin soo gudbino ee maanta nala daawo Muuqaal Cusub oo Muqdisho laga… Read more
DF Somalia iyo Dahabshiil oo hubka isku qaatay + Dhimasho dhacday
Muqdisho {Caasimada Online} Gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxa uu maanta dagaal socday muddo ka badan halsaac uu ku dhexmaray ilaaladada shirkadda xawaaladda Dahabshiil iyo ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana… Read more












