List/Grid

Archive: Page 4

state departmen

Mareykanka oo ka carrooday tallaabo Ruushku uu qaaday (Maxay tahay?)

Sarkaal sare oo ka tirsan Milatariga Mareykanka ayaa ku tilmaamay shixnad gantaala ah oo Rusia ay u dirtay Syria mid ku soo beegmay waqti xun nasiib darana ah. Gudoomiyaha Taliyeyaasha… Read more »

tacsi

TACSI TIIRAANYO LEH

Waxaa tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Qoyska Reer Macloow Abiikar gaar ahaan Reer Xasan Abiikar oo Aabahood Nabadoon Xasan Abiikar ku geeriyodey Magaalda Balcad waxaana Ilaah uga baryaynaa inu… Read more »

Kismaayo-8771

Rayid maanta lagu dilay iyo qaar lagu dhaawacay Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof rayid ah la dilay, afar kalena la dhaawacay kaddib markii askari ka tirsan ciidanka jooga magaalada… Read more »

IMG_8739

IGAD oo maanta tagaysa Kismaayo iyo Jubbaland oo laga hadlayo

Kismaayo (Caasimada Online) Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose lagu wadaa in ay gaaraan wafdi ka socda IGAD, kuwaasoo kulamo la qaadan doona shacabka… Read more »

1F0D5402-819F-4D65-822F-AEABE9DA8FA0_w640_r1_s_cx0_cy6_cw0

AMISOM-ta Muqdisho yey taageersan tahay dhinacyada isku haya Kismayo?

Kismaayo (Caasimada Online) Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa markii ugu horreeyya ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada iska soo horjeeda ee looga  dhawaaqay magaalada  Kismaayo ee xarunta gobalka… Read more »

guuleed

DF oo dib ugu yeertay wafdi ay u dirtay Kismaayo, sababo jira awgood

Kismaayo (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay wafdi ay u dirtay Kismaayo in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho, kaddib markii ay soo baxeen arrimo badan. Wasiirka arrimahaga… Read more »

images

Somaliland oo xirtay soohdimaha ay la wadaagto dhammaan gobalka

Burco (Caasimada Online) Maamulka Somaliland ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay ku dhawaaqeen in la xiray dhammaan xuduudaha ay la wadaagaan gobalka, gaar ahaan Puntland, Somalia, Ethiopia iyo Djibouti…. Read more »

Kulan_DFKS_IGAD_02

DF iyo IGAD oo kulmay Muqdisho iyo Jubbaland oo laga hadlay

Muqdisho (Caasimada Online) Wafdi ka socda urur gobaleedka IGAD oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay la kulmeen ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid… Read more »

xamar 8

Milkiilayaasha guryaha Muqdisho oo lagu soo rogay amar culus

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa soo rogay amar ku aadan in aan laga kirayn karin guri Kooxda Alshabaab ee ka dagalanta Dalka Somaliya waxana amarkan lugu sheegay in uu yahay mid… Read more »

kismaayio

KISMAAYO nasiib daranaa, anaa leh iyo anaa taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa.

Laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Gen. Maxamed Siyaad Bare, waxay magaalada Kismaayo marti galisay dagaalo dhiig badan uu… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.