List/Grid

Archive: Page 2

ciidamada-itoobiya1

Warbixin: Maxaa ciidamada Ethiopia ku qabsaday Beledweye maanta?

Muqdisho {Caasimada Online} Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in saakay qarax xoogan oo geystay khasaare kala duwan lala eegtay ciidamada Itoobiya ee… Read more »

kashifaad

KASHIFAAD: DF oo shirkad ajnabi ah la gashay heshiis dhuun qaban doona shacabka Soomaaliyeed (Dhageyso)

Wargayska Financial Times ayaa qoray in Shirkad la yiraahdo DVK oo xarunteedu tahay dalka Britain ay heshiis maalgashi ah la gaartay Dowladda Federaalka Somalia. Qandaraaska Shirkada Heshay, ayaa dhigaya in… Read more »

gaas 1

Daawo: Gaas & Amin Arts oo ayaga oo wada jooga si sarbeeb isu weeraray

Dalka Holland, ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 15-aad ee kasoo wareegtay aas aaskay hay’adda HIRDA. Dadkii munsaabaddaas ka qeyb galay, waxaa ka mid ahaa ra’iisul wasaarihii… Read more »

salaan

Soomaali lacag badan ku helay gabar madaxdiisa ah oo uu salaami diidey

Kamuunka ama magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka…. Read more »

Hambalyo: Weriye Maxamed Xaaji iyo Raxma Maxamed Cabdi

Maalinimadii shalay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage & xabiibtiisa Raxma Maxamed Cabdi (Cuyuuni Qalbi) gabadhaas oo loo bixiyay magac qaali ah… Read more »

images

Muqdisho oo kala shakiga uu gaaray heer aad u xun (Warbixin xasaasi ah)

Muqdisho (Caasimada Online) Wariye ka tirsan Shabakadda Caasimada Online oo ku sugan Muqdisho, ayaa soo sheegaya in heerka kala shakiga magaalada uu gaaray heer aad u xun. Wariyaha oo saaka… Read more »

Gedo: Dhimasho iyo dhaawac dhacay

Muqdisho {Caasimada Online} Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in shalay magaaladaasi uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaarooyin kala duwan, waxaana… Read more »

Coat_of_arms_of_Somalia

Madaxda DF Somalia oo la eedeeyey & maamul cusub oo ay dhiseen

Muqdisho {Caasimada Online} Guddoomiyaha gobolka Bay ee dowladda Soomaaliya Mr. Heesow ayaa madaxda dowladda Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya eedayn kulul u jeediyay, wuxuuna sheegay inay ka gaabiyeen wax… Read more »

images

MUQDISHO oo maanta loo ballansan yahay cayaar siyaasadeed adag

Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu hortago xildhibaannada baarlamaanka si codka kalsoonida loo siiyo xukuumadiisa. Ra’iisal wasaaraha… Read more »

somalia

Dowladaha Shiinaha & Hindiya oo ka wada hadlay arrimaha Somalia

Muqdisho {Caasimada Online} Ka dib kulan si wada jir ah u wada qaateen Ra’isul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo Hindiya ayaa waxay ka wada hadleen arrimoaha dalka Soomaaliya, sidoo dowladda Soomaaliya… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.