List/Grid

Archive: Page 10

Chelseas-Brazilian-defender-David-Luiz-1854107

Paris St Germain oo dooneysa daafaca Chelsea David Luiz

Wanlaweyn

Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay Degmada Wanlaweyn (Faah-faahin)

Muqdisho (Caasimada Online)-Faah faahin ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo degmada Wanlaweyn lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi, ayadoona qaraxaasi la sheegay in uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho… Read more »

Kulan

RW Saacid oo maanta Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee…!

Muqdisho, 15, June, 2013-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon  (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada… Read more »

Seeraar

Maamulka Axmed Madoobe oo mar kale ku celiyey go’aankiisii hore ee…!

Muqdisho (Caasimada Online)-Maamulka Jubaland garabka uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa soo dhaweeyay warbixintii dhawaan kasoo baxday golaha amaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay arimaha gobolada Jubooyinka. Afhayeenka maamulka Jubaland garabka… Read more »

Xuseen Carab Ciise

Ciidamada Raaskambooni iyo kuwa dowlada oo la mideynayo

Muqdisho (Caasimada Online)-Gudiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in ciidamada ku suagan gobolada Jubooyinka la mideyn doono oo laga dhigi doono ciidamo hoos yimaada taliska ciidamada ee dowlada… Read more »

Jowhar

Warar aan lagu farxin oo laga soo sheegay Jowhar iyo dad loo dilay…!

Jowhar (Caasimada Online)-Warar haatan naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in todobo ruux goor dhow lagu dilay tuulo lagu magacaabay Shamiindo oo… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.