Archive: Page 1
Prof. Galayr iyo Xildhibaanno kale oo ku kacsan Saacid oo arrin aysan fileyn ay ku qabsatay Muqdisho + Video
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada AMISOM iyo kuwa nabad sugida ayaa maanta oo Sabti ah is-hortaagay shir ay lahaayeen qaar ka mid xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo ku kulmi lahaa hotelka City Plaza ee… Read more
DF oo war cusub ka soo saartay habka nidaamka Fedaraalka Somalia
Muqdisho (Caasimada Online) Kaddib markii dhawaan maamulka Puntland uu sheegay in wax badan laga badalay dastuurka dalka Soomaaliya, gaar ahaan hirgalinta nidaamka Fedaraalka, ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay si cad ah u sheegtay… Read more
Siilanyo: Wada-hadalka aan la furnay Somalia, hal arrin ayaan ka faa’idnay
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa maanta ka hadlaayay munaabsad lagu xusaayay sannad guuradii ka soo wareegtay 22-sanno kaddib markii Somaliland ay ku dhawaaqay in ay tahay maamul madax banaan oo… Read more
Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo & Kulan Xasasi ah oo hada ka socda
Kismaayo (Caasimada Online) Waxaa weli magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ka socda kulan u dhexeeya wafdi ka socda IGAD iyo garab ka mid ah maamulka cusub ee looga… Read more
Daawo: Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.
Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa Video qurux badan oo la isku keen keenay wax yaabihii ugu fiicnaa ee Sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Hadaba Aqristowo Magaalada… Read more
M/weyne Xasan oo markii u horeysay ka hadlay wixi ka dhacay Kismaayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhalay arimo badan oo ku saabsan Jubooyinka iyo Gedo, iyo maamulka Jubaland ee Madaxweynayaasha badan loo sameyay. Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii ka… Read more
Kismaayo: Barakac bilaawday iyo hub la isku uruursanayo + Dad la dilay
Qoysas Farabadan ayaa la sheegayaa inay bilaabeen Qax Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo kadib markii la dareemay Abaabul Dagaal oo ay wadaan Kooxda Faroole-Axmed Madoobe iyo Kenya oo dhinac… Read more
IGAD oo la kulantay Axmed Madoobe
Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD,… Read more














