caasimada@ live.com

caasimada@live.com

kubad logo4
Subscribe to Comments RSS Feed in this post

13 Responses

  1. asc walaalayaaa waa run xishoodka yaanan laga tagin

  2. WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN SHAQALAHA CASIMMADDA .WAAD KU MAHADSAN TIHIN DADAALKA AAD KU JIRTAAN.WAXAAN IDIN LEEYAHAY WADA HAKA DAALININA DADAAL BULSHADA.WAXAAN DOONAYAA IN AAD IGA GAARSIISAAN FARIINTAA MADAXWEYNEHEENA SOMALIYEED WAA XAQ IN BALANTA LAGUD BIYAA MADAMA AAD WADANKII JOOGTAAN.
    1.MADAXWEYNAHA AMA DOWLADDA SOMALIYA MISAAKINTA MEELKA KASTA KU RAFAADSAN EE SOMALIYEED SIDADA KU ROOBKA KU HALAY XERYAHA QOXOTIGA EE MUQDISHO.2 KUWA DIBADDA SIDA YEMEN .KENYA.ETHOPIA.TANZANIA.RUWANDA.S.AFRICA.
    MAXAY KA DAMACSAN TAHAY DOLADDA.3MAXAY TAHAY CIDANKA SOMALIYA AY ETHOPIA TABABARAYSO MAWAXAA LALAYAHAY WADAN KALE MISE DANAHEEDA AYAA KU JIRA MEESHA. HALAGAARSIIYO PLZ

  3. asc dhamaan shaqaalaha u hawlan haqabtirka xogta dhabta ah ee ka jirta gobolka fikirkaygu waa mid waxaan idinkula dardaarmayaa dhexdhexaad inaad ku shaqaysaan sidaa iyo nabad galyo…….

  4. xirsi waxan halkan ka slaamayaa dhamaan bahda wargeyska caasimada iyo dhamaan umada somaaliyeed meel kasta eey joogto asalam aleykum warahmatullah wabaraktu waxan ka soo hadleynaa amaba ka soo qoreynaa alaska state u.s.a waxaan nahay dhalinyaro aad u baday gaareeyso ilaa shanboqol waxan ku noolnahay alaska hadaad maqasheen waxaan xiiso u qabnaa inaan ku soo laabano dalkeenii hooyo waxan ku taxanahay ama la soconaa siyaasada iyo jawiga halka uu marayo maanta waan ku faraxsanahay runtii. lakin waxaan ka codsaneynaa bahda caasimada ineysan niyad jab ku ridin qurba joogta soomaaliyeey oo doonaya iney dalka ku soo laabtaa mardhow taas oo ah iney daboolaan waxyaabaha yar yar ee ka dhacaya gudaha dalka oo aad ku bedeshaan dhanka nabada wax soo saarka bilicda magaalada oo aad ku dhiiri galisaan in dadku ku soo laabtaan dalka waad mahadsan tihiin.

  5. waa idin salaamay caasimada waxaad tahiin jaraaid aan jeclahay oo warar xiisa leh qora laakii mararka qaar waxaad u hadashaan sida dad caama ah.tusaale mar sii horeysay waxaad ku waalateen farmaajo ayaa madaxweyne noqonaa ayadoo ay cadeed in uu waxba meesha ku hayn tan kale waxaad ku soo celceliseen farmaajo ataa raiisulwasaare laga dhigayaa naga daaya sheekada maala yacnigaa maxaad daliil haysaan runtii waa waxba waayo waxaa muuqata warkaan inaadan ka soo xigan madaxtooyada,madaxweynaha,lataliyayaashiisa,iyo xisbiga madaxweynaha midna waxaana idiin sheegaya xisbiga madaxweynaha waxaa isugu tagay rag badan oo aqoonyahano ah waxgarad leh maalqabeeno leh o isugu jira qabiil walba o somali ka kooban taay dhowr sano ka hor ayaa laga soo shaqeeyay sidii madaxtinimada dalka logu guuleysan lahaa markii lagu guuleystana wa diyaar cidii raiisulwasaare noqon laheyd arinta kale e jirta waxa weeye xisbigaa waa ka feejigan yahay qof kasta oo lug ku leh dagaaladii sokeeye iyo qof kasta o lagu so eedeeyey musuqmaasuqa iyo lunsashada lacagaha deeqaha ah ee loogu talagalay dadka somalida in wax loogu qabto marka waxaa nasiib daro ah in madaxdii somalida ee lawada eedeeyey in la yiraahdo shariif sakiina waa tuug sh.shariif .farmaajo. gaas la yiraa raiisulwasaare ayaa loo magacaabayaa taa macnaheeda ma waxaweeye shariif sakiin waxuu ka dhshay qabiil yar ee hala eryo ragaana hala magacaabo saaxiibayaalow u daaya madaxweynaha ha noo magacaabo qof aan eed qabin waa mahadsan tahiin

  6. websetkaan waa wabseet aad wax ugu qabta umada soomaaliyeed wuxuuna ku jira websiteyada ee ku in tifaaceen umada soomaaliyee d waadna mahadsantihiin

  7. Asalama caleykum Sofiya aniga kulama yabaayo ina sidaa u aragto ee waxaa jirtey marka qofka yar yahay in waalidka ku dhaho galmada waa ceeb ha sheeg sheegina isla markaasna ayaka ayaa qolka sii aadaya adigiina waaa lagaa dhaadhiciyey iney ceeb tahay marfka abaayo ceeb ma ahan ee wax qofkasta ee qaangaar ah jecel inuu sameeyo hadii uu helo ayadoo xalaal ah diinta ataa wey noo sheegtay sidaan u sameyn laheyn galmada mida kale ( XAQA LAGAMA XISHOODO )

  8. <3 Eid Mubarak <3 All asaxaabta Caasimada Online, Salaan kadib Ciyaaryahanka Qadka dhehe ee AS ROMA Daniele De Rossi 26 majiro ee waa 29 Jir thnkx

  9. walaalayaal waxba ha noo soo bandhigina laba fikradood laba wadaad .soomaalida waxaa la dhihi jiray lama beddelikao balse 20 sano kadib waxaa caddaatey in ay taasi run aheyn. marka nin baneystay in la dilo ruux masjid ka soobaxaya ama ku dhexjira,marka hala yaabinina in uu xalaaleysto hilib waraabe,waxaase ka xun kan lacagta ka bixinaayo.waraabuhu waa xayawaan aad u jecel in uu cuno doofaarka.

  10. GABADHA TALADA KA DHAGEYSTA OO XISHOODA, QOFKII XANUUNKA UU HAYO WAAN
    U ALLE BARYAYNAA ISAGAN DHAQTARKA HA U SHEEGTO LAAKIN MEDIAHA HA LA DHAAFO
    ALLAHANA KU CAAFIYO AMIIN!!!AAMIN

  11. safiyo waa faa iido ee adiga ha aqrinin

  12. safiyo walaal waxaad raadisaa waxa dhacay ka dib soo jawaab, waxaanad hubsan waligaa haka jawaabin.

  13. waxaa ceeb ah in aad soo qortaan wax yaabaha laga xishoodo hadaa tihiin somali dhaqanka lagama tago iyo xishoodka waa websatkii ugu horeeeyay ka sheekeeyo galmada waa ceeeb

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: