Comments on: Muxuu Nebi Muxammad (NNKH) u guursaday Ca’isha? (Raddin shubaha)

By: muna
jizakalah qayr walalken ilahay ajar iyo xasanad hakasiyo caasimada iyo qorayashedana ajar badan hakasiyo wa arin wanagsano aad iyo aad ino anfacay runti mararbadanban maqla jahilinta an diinta lahayno nebigena muxammed csw afkoda kutagayo okahadlayo arintan now i know waxan ogu jawaabo ilahay hanagu dilo diintena maacane islaamka ilahayna hano denbi dhafo dhamanten iyo waaridkenba jzklh

By: khaliif
Khayr Allaah ha kaa siiyo sida faahfaahsan ee aad  shubahaas uga  jawaabtay una caddaysay, si caamada iyo caqli-gaabkuba aanay ugu kadsoomin,qofkii aan horey  u aqooninna  uu hadda wixii ka dambeeya uu jawaab aamusiisa u siiyo mulxidiinta hadday ula yimaaddaan shubaha noocaas ah.

By: fiidow
walaal wax aan ku iraahdo ma garanaayo runtii waa arin weyn ee qof kastoo muslin ah ku waajib ah in uu barto siduu u difaaci lahaa nabigeenii suubanaa  n.g.n.k ha ahaatee adigana ilaahey ha kaa jiseeyo  maalinta qiyaame  meeshaada ka sii wad oo haka caajisin kheyrka una faaiidee walaalahaa  wa bilaahi towfiiq

By: mustafe cabdilahi
asc marka hore ilaahay ayaa mahad iskaleh marka xiga waxa aan u mahadnaqayaa walalkay maxamed dahir  iyo bahda webka caasimada  ilaahay walalkeen ha ka abaal mariyo khayrka uu sameeyey maqalkanina waa mid loo baahnaa wayna fiicantahay in bulshadeena loo sheego meelaha laga soo gali karo ee jahliga ay kaga suganyihiin.

By: Guuled mahmed ahmed
Asc walalken mahamed qer ale hakusiyo mid adun iyo mid akhiro iyo inta fikerka wangsan kabixesay masha alah walhi xaqiiqdi siyada wen ba nukuso gordhesay walal qasatan ani ahan aad iyo aad ayn maclunbadan ugu sijadisay waxn ku oran lahay macalin jisaka lah mida xigto hanunta eebe aye usug natay inti dhunsan ale hidayada wangsan hatuso maxa yelay habiibkena subanahay qofkii was was kagalay ah nah somali wa cajaib alow towfiqda wa faji aaamin inti falada wangsan an u rijaqay kabixesy ale amurahoda u sahal adun iyo aqiro iyo intii nbikena difacdy xasanat lasogobikarin alow sii wsb by guuled orloojo

By: abu sabir
maashaa alaah tabaaraka.yaaleet lowfii cashara zeyak katara qeerak cilmigaan aad baratayna subxaana watacaalaa hakaa ajrsiiyo aad baad iiqiiro galasay sida xigmada leh aad udifaacday rasuulkeena calayhi salaatu wasalaam

waxaan ale kaaga baryaayaa inuu kaadifaaco kuli makruuh aaaaaaamiiiiin

By: elmi omar
walaal allaha ku dhowro meel wanaagsan baa marisay  wad nooo faaiidaysay waxaadna mudantahay ku dhayasho waxaad difaacday rasuulka oo aad aflagadada lo geysanayo ka radisay waxaad difaacday qulubteena ilaaahey hanagu kulmiyo janada dad badan ayaa saxaafada u isticmaalo siyaabo aan haboneyn ayaga kuwa kugu daysado allaha ka dhigo

By: Saluu cala nabii
Walaal ilaahay ajar hakaa siiyo waxaan intaa kudari lahaa waa aduun akhiru zaman,taas ayaa keenaysa bini-aadamku in uu ku dhaqaaqo wax yaabo awal aan hore loo arki jirin sida cayda ambiyada,dhiig daadinta,iyo mida hada uguba yaabka badan ee khaniisnimada loo doodaayo reer galbeed wax kasta waa laga aqblay laakiin markaan waxaa moodaa in sheekadooda ay soo cusbo beelayso,muslimiintana waxaan u sheegayaa in ay isdajiyaan oo dadkana ay kula doodaan si tartiib iyo cilmi ah diintoodana bartaan.Waxaan ognahay Xabiibka S.A.W in uusan samayn jirin wax ilaa wax uu ilaahay raali ka yahay maahane.qofkii xasuusta safiina salaadka ayaa nalagu soo baray in qaangaarnimadu ay ku timaado labo sifo mida kowaad waa xaydka,ama manida mida kalena da,da 15 sano qofku haduu gaaro in uu masuulyahay iyagana waxay naga dhaadhicinayaan 18 ayaa lagu qaan  gaaraa, ila qosol naag haysata 8deed ciyaala ayaa hada qaangaadhay mayeelaysaa? taas ayaa ku tusaysa inta ay le,egtahay garashada bini,aadanka iyo ilaahay xikmadiisa.

By: Abwaan
Caasimadda.com iyo maxamed Daahir cabdiba waxaan leeyahay Alle ha idinka Ajar siiyo mowduuc aad loogu baahnaa baad naga baahi tirteen, Adinkana jannada Alle ha idinka baahi tiro , intaa ka dib maadaama aad aqoon xeeldheer u leedahay Diinta islaamka waxaan kaa codsanayaa maxamadow, amaba ciddii kale ee codsigeyga aragta ee iga kaafin karta in ay ii soo diraan, amaba soo galiyaan caasimadda.com, Taariikh nololeedkii labada Asxaabi ee kala ah: Cali bin Abii Dhaalib iyo Khaalid Binu waliid, waxaan qoraa taariikh nololeedka asxaabta Rasuulka oo Af soomaali ku qoran, markii aan u maleeyo in aan dhamaystiray wixii aqoontayda ah, ayaan soo bandhigi doonaa insha allaah, Emailkaygu waa:      xisaabtama@hotmail.com

Jazzaakumullaahu khayral Jazaa

By: Sacdiya
Asc wrwb  afsaxaLAAHU  lisaanak wa  katharaLAAHU amthaalak , sida  udifaacday  XABIIBUNA WA  KHAAIDUNAA WA KHUDWATUNAA ARASUULU SALALAAHU CALAYHI WA SALAM  RABBI ajir ha ka siiyo walal amin