Comments on: Maxaad ka taqaan Uur qaadista galmo la’aanta “Artificial Insemination”?

By: Qalbi
Arintani ma ahan mid shareecada islaamku ay banaysay islaamka iyo dadkii horay ugu afmeeray midna kama aysan hadlin arintan dabcan wixii qayb ah iyo wixii laga aamusay intaba waa rimo aan banaanayn sharciga hortiisa wixii lagu gooyo waa xalaal wixii laakiin dhakhaatiirka iyo dad wax kala garani ay soo go’aan sheen laguma dhaqmi karo

hadii uu dhaqtarka hadalkiisu muqaddas yahay ku dhaqma RABBI roone ayaa idin kala xisab tami doona

hadii ay naagtu nin weydey ma ahan shareecada in ay u gafto raga maanta joogana waxayba u badan yihii kuwo dumarku ay ka tala awood bateen

diinteenu iyada ayaa wax waliba ka hadshay wax walbana waa ay inoo kala caddaysay

marka gabdhaha islaamka ah khaasatan soomaalida waxaa kula talinaya inay culimada ay wax su’aalaan arrintan khaladka oo gafka ahna waa inaysan ku fududaan

By: Somali
MA.aha WAX LALAYAABO ILAAH (S.W.T)BAA NOO SHEEGAY IN  ILMUHU KA ABUURMO LABADA BIYOOD NINKA IYO  NAGTA HADDANA INTII UMBAA LASAMEEYAY MINKA AMA TUUBO KUGEE AMBA  GUS KUGEE, JUST SAME,

NB;  LAAKIIN OGOW DHADIG IYO LAB  WALBA KALIYA UMA BAAHNA INAY WAX DHALAAN OO KALIYA WAA IN AY SEXUAL HELAAN TAASNA  WAA XIGMADDA ILAAH OOMEESHA KUJIRTA MARKA HADDII BIYAHA SILINGE LOOGAQAADO HADHOW WAA INAY RAGGA QABSATAA ILAAN WASMO MAHAYSATEE WAAD MAHADSANTIHIIN