Comments on: MAXAA KEENA AF-QURUNKA?

By: abdi cade
ceeb maha in aad afkaga uro ama jirdo aniga hada idin la hadlayo intii sanad ah ayan isku arkay af urka waliba hada aad ayuu iigu soo badanaya iskadaa in la iisheegee anaba dareema mar mar waxa kaloo ii dheer qumanka oo igu kacsan qabawga inkastoo aan bisha soo socota aan dhakhtar garmalka ah u socdo waa dhibato dhakhtarka aad ayuu u mahadsan yahay wuu leeyahay niyad jab dadka waad ka cararaysa wayo qofku wuu ku dhibsanaya xataa xaskaga ayaa ku dhibsanaysa marka u duceeya dadka qaba dhakhtarkana aad ayuu u mahadsan yahay

By: xagar
Anigu waxaan xoogaa dhaliilsanahay eray bixinta xanuunkan Loo isticmaalay in la yiraahdo afqudhun aad buu iila foolxunyahay mana aha eray bixin caafimaad oo sax ah ama hore loo isticmaali jiray  intaan ogahay,qurun waxa bakhtiyay ee dixirigu dhex muluqlaynayo ayaa loo isticmaalaa.insaan karaamo loo sheegay in layiraahdo afkiisa ayaa qudhmaya waa ila yaab,waxaa ka asluubaysan Afdoorsoon

iyo wixii la mid ah.sid kale mawduucu waa cilmi iyo aqoon laga faaii’daystay thanks.

By: cawaale
to siciid qofka  afkiisu urayo waxaa u sheegi kara (1) lamaanehiisa  (2) ehelkisa (3) dadka la dhaqma sida  kuwa la shaqeeya ama qol la degan,,,,,waana in si edeb iyo xushamad leh loogu sheegaa  sida ((walal saaka miyaadan cadayan)) iyo markii aad dad badan tihiin in aad si guud  dadka ugu sheegto sida ((qof naga mid ah ayaa afkiisu aad u shiirayaa ee ma dareemeeysaan??)) markaa qofku wuxuu dareemi karaa dhibaatada dadku ku qabaan,,,,,,,,,,, laakiin qofkii itobiya tegey wax dhib ah uma arkidoono qof afkiisu urayo  waxaa ugu daran dadka aan soomaaliya dhaafin haba ugu sii darnaadeen dadka miiga ka yimid oo caanaha kaliya ku cadaygana aan afka ka saarin

By: siciid cali
qofku suu ku ogaan karaa in afkiisu urayo, mida kale sidee loogu sheegi karaa qofka afkiisu urayo.ma dhihi karaa  afkaaga ayaa uraya heballoow,

saw ila dagaali maayo,