Comments on: MAXAA KA MAQAN MUQDISHO?

By: Sandulle
Ha igu qaldamin Abgaal ma ihi. Taariikhda Muqdisho markii laga hadlaayo Abgaal wuu soo galayaa waa hadii aad taarikh taqaanid ama rabtid in aad baratid hadii aad indhaha ka qabsaneysid taasna weey kuu furuntahay.

Waxaan la yaabahaya Abgaal iyo Reer Mataan xagee u kala wadaa???? Mise baqtiga ma cuni ee fuudkiisa ayaan cabaa.

By: yaab ka yaabkiis
Ninka sandulle la baxayow  waxan kuu sheegayaa ina cabdulle xasan miyaad sidii xadiis ama ayad u soo qaadatay   walee wax baa kuu dhiman  sidaasna ma uu san dhihin  ee wuxuu yiri  alay lehe dad lama dooriyee doqon abgaalbaa leh, ee  waa laga dul qaaday markii  la rabay in uu san fiigin ee horta taas la soco  .22  sanno  ee aan soo dhaafnayna  waxa  naaga ha kuf sanayay yay ahaa yeen , ku nasiibso yaa laga keenay,   maradaan  abgaal maahee ii fur  yaa yiri ,  abgaal wuxuu yahay  reer bari baa yaqaane weydii ayagaa weli good wadan jireenne  mudulood iyo mujiis micnaheeda mataqaan ,war yaa madoonayo  in aan ceebta walaalahay faa fiyee dadka hana susin mida kale  mugdisho  ma abgaal baa leh taas wey kaaqaldan tahay  wax meesha degaa waxaa kajira reer mantaan  oo dega xamar daye ee dib u eeg  inta kale dad kalaadega oo reera badan ah  iyo  qabaa ilo kale  yaa keena caanaha iyo cooska qoryaha  mataan kaliya miyaa keena  waxas waa wax  majeerten kaa dhaadhiciyay raba in uu kugu adeegto ee qalbigaaga ka saar  abgaalnimada is ka daaye byyyyyy

By: maajo
yaab

waxaad moodaa in magaca soomaaliba la iloobay oo qof wadani ahba uusan jirin waa yaab

By: Sandulle
Muqdisha waa magaalo madaxda Soomaaliya waxaana gartay dadka deegaanka u dhashay taariikhda waa laga ogyahay wanaagooda Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ayaa ka gabyay oo yiri “Hadii Ilaahay laga baqaayo darisnimo Abgaal ayaa iska leh”.

Waana middaas sharafta iyo kala dambeynta lagu wada noolaa jiray ilaa eey yimaadeen dad qaswada yaal ah oo magac dowladda Soomaaliyeed ku gambanaayo.

Markii loo gacan qaaday waa tan cararkii eey carareen ilaa iyo Nayroobi, Addis Abeeba iyo ka sii fog cagaha wax ka dayi.

Hadii aad edeb u imaaneysiin tafadal hadii aad wali siddaan u caytameysiin waligiina meeshaas ka dhawaaqa.

Ogaadeen lama yaabaayi markuu leeyahay aniga Muqdisho, Nayroobi iyo Addis Abeeba isku mid ayeey ii tahay sababtoo waligaa gumeysi ayaad ku jirtay marka caasimadda iyo xornimada aan ka hadleeno waa wax aad fahmi karin.

Reer Bintiland meesha aad joogtiin iyo meel ka fog. Waxaad Xamar imaaneysiin markaan aragno in Boosaaso eey deggan yahiin Isaaq, Hawiye, Ogaadeen iyo Mareexaan.

By: somaliboy
waxaan ujawaabayaa faarax gani waxaan kuleeyahay kismaayo iyo mogadisho labadaba soomaalibaa leh lakin waqti xaadirkan kismaayo xormaaha cadowga kenya ayaa heesto 30,000kun oo ciidanka kenya ayaa jooga marka waxaan kuleeyahay kismaayo maalintii gacanta kenya laga soobaxsho ayaa laga wada hadlayaa mida kale waxaan fariin udirayaa cadowga kenya ee qabsaday dhulka somaliyeed waxaan leeyahay ethiopia jabkii xamar kasoo gaaray ku tusaala qaata waliba adinka waad kasii liidataan dhanka awooda kismaayo kaliya qabsashadeeda waxey idinku qaadatay 2 year

aniga waxaan qabaa in dowlada ey cadeyso dagaalka ka dhanka ah duulaanka kenya ey ku qabsatay kismaayo

By: Faarax Gaani
Muqdisho waa ina laga badalaa caasimada Soomaaliya, magaalo kale sida Kismaayo in caasimad laga dhigaa, sababtoo ah waa ammaan la’aan. Tan kale dadka reer muqdisho waxay ku doodayaan caasimadda annagaa leh, siday iskugu heli karaan inay marka caasimad ahaato marno goof beel leedahay ahaato. Sidaa daraadeed muqdisho ammaan ka hir gala ka hor title-ka caasimadnimo ha waydo,ka dib aminigeeda aan isugu imaano

By: A.A.Xade
Muqdisho waxaa ka maqan. Waxaay ku sifoowday in aay tahay, magaalo ka mid ah magaalooyinya Adduunka ugu dulmiga badan, taariikhdana laguma hayo meel uu dulmigu faan ka yahay oo hagaagto. Muqdisho waa meesha laga helo dad Soomaaliyeed oo inta Xerooyin lagu xereystay sida Xoolihii lagu taajiro dumarkoodana lagu hor kofsado aadna arkeyn cid ka hadleeyso. Muqdisho waa meesha hadduunka laga helo Guri ninkii lahaa kiro laga qaayado,laguna faano.Ugu dambeyn,Muqdisho tii hore ma aha oo dad badan oo Soomaaliyeed ugama duwana Nairobi iyo Addis-Ababa oo umaba arkaan in aay u kala sokeeyaan, si kastoo Caasimaddii Soomaaliya loogu sheego.

By: Rooboow
MUQDISHO WAXAA KA MAQAN SHAREECADA ISLAAMKA SABABTOO AH DUMARKII SOOMAALYEED BAA XALANE GAALADII KU HAYSATAA TAASINA WAXAAY KEENEYSAA AIDS KASOO AH CUDUR DILAA AH AY SANAD WALBA MAALYIIN CAALAMKA KU DILA. SOOMAALIYEEY QARAX IYO MADAAFIIC WAA LAGA QAXAYAA LAKIIN AIDS QOFKUU QABSADA KAMA QAXI KARO. WAA IN SHAREECDA ISLAAMKA LA DHAQAN GALIYAA HADII BADBAADO LA DOONAYO HADII KA LE XAALKU WAA XUMAANAYAA.