Man United oo toddobaadka soo socda laga iibgeyn doono suuqa New York Stock Exchange.

Manchester United ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda suuqa saamiyada New York ee New York Stock Exchange ka billowdo iibinta qaar ka mid ah saamiga kooxda.

Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in qorshaha lagu iibinayo saamiyada kooxda ee toddobaadka soo socda looga gol lee yahay in kooxdu ku hesho 64 milyan oo gani, si taasi uga caawiso inay yareyso deymaha lagu lee yahay kooxda.

Kooxda ayaa saamiyo (shares) waxa ay ka iibin doontaa maal gashtayaasha Wall Street, hase yeeshee waxaa weli awooda u sareysa kooxda sii heysan doona qoyska Glazers.

Wargeyska Forbes ayaaa United ku qiimeeyay in ka badan laba bilyan oo dollar.

Use Facebook to Comment on this Post

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: