Muqdisho (Caasimada.com) - Wafdi uu hogaaminayay Madaxwayanaha Dowlada Soomaaliya Shariif sheekh Axmad ayaa lagu soo dhaweeyay maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Madaxwaynaha ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana maanta uu kaduwanaa madaxwaynaha maalmihii hore ee kasoo dagayay garoonka Diyaraadaha.
Shariif ayaa waxa kamuuqday daal iyo Xanaaq loo badinayo inuu kasoo gaaray Shir kahor inta uu muqdisho imaan uu isaga soo baxay kaas oo kadhacayay Nairobi.
Aqalka Madaxtooyada ayaa loo galbiyay Madaxwaynaha lama oga Talaabada uu qaadi doono.
Qaar kamid ah Saxiixayaasha Road-mapka ayaa lasheegay in madaxwaynaha uu arkay caqabad kutaagan isaga.
Xafiiska Wararka Muqdisho













You must log in to post a comment.