Iyadoo shalay ay ku beegneed Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka Gabdhaha, ayaa waxaa ,siweyn looga xusay Wadanka Nederland,waxaanaXalaf lagu maamuusayo Arinkaasi ay ka dhacaday Magaalada Laydan ee wadanka Holland.
Dr Sahara Siyaad Naale oo ah Khabiir siweyn dadka ugu wacyigaliya Noockaste oo gudniinka ka tirsan ,ayaa waxaa ,ay xaflada ka jeedisay Khudbadad dhinacyo bdan taabaneysa oo soo jiidatay dadkii ka sooqeybgalay Xaflada 6da Febraayo.
Sarho Siyaad naaleeye ,waxaa ay shegtay in Soomaalida ku nool wadankan ay aad ugu wacyigaliyeen Noocyada gudniinka oo ay Tagaan Meelha ay Soomaalida ku badan yiyihiin Hadii ay ahaan laheen Xeryaha Dadka ay ku jiraan iyo Magaalooyinka.
Munaasabada kadib ayaa Sahro Siyaad naaleeye , ay lahadashay Warbaahinta Qaranka waxana ay sharaxaad ka bixisay Gudhaan nocyada Gudniinka waxaana ay shegtay in Muhiim tahay in la is ka wacyigaliyo Gudniinka Madaama uu leeyahay dhibaatooyin Noocyo kaladuwan leh oo dumarka ay la kulmi karaan.
Dr Sahro waxaa ay ugu baaqaday Dowlada Soomalaiya Gaarahaan wasarada Adeega Bulshada in ay wax badan ka qabato Caadada aan wanaagsaneyn ee Soomaalida ay siweyn ugu dhaqamaan ee ah Gudniinka.
Sahro Naaleeye waxaa ay shegtay in siweyn ay u gu sharxaan Dhibaatada Gudniinka ,Dadka Soomaalida ee ku dhaqan wadanka Holland ,maadama uu wadankani Holland uu mamnuuc ka yahay Gudniinka oo Qofka lakulmi karo Xarig mudo dheer ah.
“Ilaaiyo hada majirto Qof Soomaali ah oo looxiray Arimiha Gudniinka taasina waxaa ay ku timid dadaalkeena ku aadan Ka hortaga Gudniinka Noockaste ha ahaadee waxaana sidookale aan u adegsanay Arimaha Wacyigalinta Wadaadada iyo Dad kale oo aan tabar u fidinay si dadka ay ugu sharxaan dhibaatada gudniinka.’” Sidaasi waxaa tiri Dr Sahra Siyaad Naaleeye oo katirsan Hay’’ada FSAN.
C/laahi Taajiroow Holland













You must log in to post a comment.