Lacagta Maqan, Ma waxaa qaatay Shariifyada mise Xisaabiyaha guud ee qaranka? (Xog cusub oo la helay)

“Dalalka dunidda marka qofku ku dhaco musuq-maasuq ilaa heerkaa gaarsiisan saxaafadu waa in ay soo bandhigtaa musuq-maasuqaasi oo la weydiiyaa halka ay ka soo gashay hantida intaas la’eg, wuxuu yimid Kenya markii xilkan loo magacaabayey isagoo aan waxba haysan xilligii xukuumaddii Cali Geeddi maanta wuxuu ka mid yahay dadka Soomaalida ugu tujaarsan, arrinta kale ee la yaabka leh waxey tahay in marka ay noqoto in beel wax lagu qeybsado waa nin Yantaar ah, marka kale wuxuu sheegtaa Geri-Koombo, waa nin mar walba dhaqaaluhu meesha uu la aado raaca” ayuu yiri C/risaaq, wuxuuna intaa ku daray. “Odayaashii dhaqanka ee uu gacantiisa ku soo xulay ayaa maanta ansixiyey dastuurka, berri waxey ansixinayaan ciddii uu isaga u keeno ma ahan odayaal dhaqmeed sax ah”

C/risaaq wuxuu sheegay in la joogo waqtigii lagu gudbi lahaa in hantida ummadda ay shaqsi ama koox gaar ah jeebka ku shuban lahaayeen.

“Ninka qoriga sita ee ku dilaya waxaa kaaga darran midka qalinka kugu dhacaya ee hantidii ummadda masaakiinta ah loogu talogalay keligiis afka iska marinaya” ayuu yiri C/risaaq, wuxuuna intaa ku daray in 80 xubnood oo lagu wado in ay soo galaan baarlamaanka, kana soo kala jeeda beelaha Raxanweyn, Dir & Hawiye inuu u qeybiyey halkii qof 80 kun dollar, lacagtaasina ay tahay lacag laga dhacay qasnadii dowladda.

“Xubnahan waa dad uu hubo in ay soo galayaan baarlamaanka, wuu sii rahmaday, wuxuuna halkii qof siiyey $60 kun dollar, wuxuuna kula balamay in ay codkooda siiyaan, ninkaan wuu ka dhaqaale baddan yahay Sheekh Shariif & Shariif Xassan waxeyna taasi soo bixi doontaa maalmaha soo socda” ayuu yiri C/risaaq.

“Soomaalidu maanta waxey wax ku qeybsataa habka qabiiliga ah ee 4.5 oo aan ka soo horjeedo aniga, rag waxaa jira si kasta oo ay qabiilka ugu awrkacsanayaan haddana xishooda oo dadkoodi dib u fiiriya, waxaad la socotaan in qabiilkan uu ka soo jeedo Max’ed rashiid lagu tiriyaa dadka ugu baddan e Soomaaliya ku tuugsada (dawarsada), weliba inta badan dadka gacanta ku hoorsada Muqdisho ilaa iyo Boosaaso waa beesha Yantaar oo uu ka dhashay, inkastoo haddan ay dadku yiraahdaan waa beesha Yantaar wuxuu sheegtaa marka ay dan ka soo gasho, dawarsigana waxaa sal u ah abaarta daba dheeraatay & xoolihii oo abaarta ay ka leysay beerihii oo usuura gali waysey in ay tabcadaan beerihii ay ku tiirsanaayeen , Xamar markey u soo qaxeey ayeyba awoodi waayeen ineey dabaraan nolol maalmeedkooda, ayagoo xittaa waayay meel ay roobka kaga onkortaan, dadkaas ayaa waxey macluul ugu nool yihiin guryo laga dhisey geed talaal, waa nolol aadamuhu ku noolaado midda ugu liidata, halka dadka ayaga u matala dowlada ee uu ugu horreeyo Max’ed rashiid ay ka mid yihiin dadka Soomaaliya ugu taajirsan, lacagtaasina ay ka tabcadeen uun DKMG , iyagoo xittaa u quuri waayay ineey ku soo booqdaan kaamamka ay ku nool yihiin oo ku yaala meela u jirta Villa- Somalia wax ka yar 3 km , waa inaan ka gudubnaa in shaqsi ama koox daneystayaal ah ay afduubtaan danaha & masiirka dadkeena, waxaana in shaqsiyaadka daneystayaasha ah sida Max’ed rashiid ay waxgaradka beeshu meel uga soo wada jeestaan” ayuu yiri C/risaaq

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: