Comments on: JAWAAB: Bashiir Cali Xuseen waad ka xishootay xildhibaanada!

By: c/casiis daacad
asc c/laahi aad ayaad u fikir fiicanatahay wax aadqaladayna majiro kuwan xildhibaan isku sheega ah waxay ubadan yihiin dad simusuqmaasuq ah kuyimid oo meelo fog fog kiishash ka soo toshay oo maxaan cunaa ah oo iyaga laftoodu kusoo galay lacag mabda ooguna waa wax hele waxa ku jira inyar oo daacad ah

By: dhuldiid
Asc  Picolo wa runtaa c.bashiir waa nin aad u niyad fiican ,sidoo kale waa runta  kuwa suudka u qaatay in eey waddankaas kala jar jaraan , waxaase  aad ugu badan kuwa jecel in eey arkaan mar kaliya soomaaliya oo qarannimadeedii u soo laabato,midddan xildhibaanada in eey is gartaan alla ha ku duwo, middan ina bashiir oo uu leeyahay sanduuq lacageed haddii laga abaabulo waxaan qabaa in laga mushaar siin karo nciidamada aad ku xustay kuwo ka badan intii doono.

By: picolo
cabdulahi bashir  masha alaah horta waad gikir fican tahay lakin waxad ilowsan tahay  qurba jogta kuwooda ugu liito  oo xataa ilamahoda qurbaha ku dayacay  aya wadanki kala jar jaraayo oo  dadka masaakintaa hadba intey suud u xo xirtan leh aqoon yahan kina ayaan ahay  hebel land aan qurbaha tagero uga hayaa aan baxsano markaa  bashir  i wish in qurba jogta si wanagsan u fekeri laheed  maslaxada dadka iyo dalaka iyo dinta ka talin lahayeen  marka sido loo helayaa waye  qurba joog nafid ah xataa masjidyada qurbaha ku yaal wax alagu magacaba masjidka rer hebel  all magac qabiil ayaa logu yeraa taas horta ma lis weydiyay