Comments on: Haraggu (Maqaarka) Wuu Hadlaa: (Mucjisada Quraanka Kariimka ah)

By: Sabra
Kasha Allah kheyr badan ilaahey hakusiiyo hana kuxafido

By: maame
allaha iniga jasaai siyo walaalayaal sida qaaliga ah eed uga waramaysaan qiimaha iyo qaayaha uuleeyahay quraan keena kariimka ihi iyo aad u iftiimiseen xadaarada fog ee uuleeyahay ketaabkeenu oo iyada oo cidi cilmi lahayn qalabna lahaysan illaahay ku xusay hadalkiisa waxyaabaha ay hada helayaan dadka lais odhan karo waa daka hada caalamka u cilmi badan waanad kumahadsantihiin walaalayaal inaad dadka ufaaiidaysaan oointaan wax kale kumashquuli lahayn aan anakuna ku mashquulo wax anaka iyo idinkaba faaiido inooleh

By: fatima
asc  Jasaakalaahu qeyr   Akhi filaaah  ilahyna haku xifdiyo oo ha ku sugo  dad badan ayaa u faaii deysay ee asc

By: khaliif
maansha Allaah! jazaakumulaahu khayran.waa qormo,cashar,cibro-qaadasho iyo cilmi aad u yaab badan,loona baahan yahay in muslimiintu  uga faa’iidaysato adduun iyo aakhiraba.

By: cabdirisaq cali
Jazaaka laah walaal Maxamed Tahir, waa icjaaz cilmi oo quraankeena uu sheegey 1400 sano ka hor.. walaal waxaan kaa codsaneyaa inaad maqaalada ka waramay icjaazka cilmiga ahi aad markastaa nooso diyaariso hadey ahaan lahyd icjaazka abuurista dhulka iyo cirka, icjaazka badaha, kan uur jiifka sida loo abuurayo maraaxisha uu maraayo, icjaazka buuraha iyo sida ay u ilaalinaayaan balance of the earth surface, icjaazka bahda qoraxda(solar sytemka: meerayaasha, dayaxa,qoraxda, xidigaha, ıwm) iyo dhaman malakuut as samaawaadka…. ı w. m oo icjaazka quraanka ka mid ah

By: sanjabiil
walahi wa no faideseen ilaha na idin faiideyo oo ajar badan ha idin siya dhamanka howl wadenada qasatan qoraga mohamed tahir alaha ajar badan ka siya qoralada casimada ad kuso daabacda ad ban uga helay maka dherga xata mar walba wa kuso noqnoqda wan aqriya mashalah

By: Alaxmed
Walaal haddii aad dooneyso inaad faafiso, waxaa jira button SHARE ah oo ku hoos yaalla qoraal kasta, waxaadna ku share gareyn kartaa any where like Facebook or twitter, sababta aan qoraalada u xirna waa website aan anshax lahayn oo xada qoraaladeena. Mahadsanid inaad nala fahanto sidaas.

By: Redsea
Mansha Allah ala haku barakeeyo Maxamed

Waxaad soo qortaa qoraalo aad u fiican oo cadeyneysa

Wax Allah 1400 oo sano ka hor quraanka inoogo sheegay gaaladuna

Maalinba maalinta ka dambaysa ay ogaanayaan

Illaahay cilmiga hakuu barakeeyo iyo wakhtiga aad

Geliso arimaha Diinteena suuban

By: ahmedkaafi
maansha alalh wa qoraal aad u fiican umada oo dhan islam iyo gaalba wax ku qaadan karaan waan mahadsanyahay mohamed tahir abdi, laakiin waxan ka cabanaynaa maamulka shabakada http://www.caasimad.com sababtoo ah hadii aad damacda qoraalada iyo sawirada inaan faafiso ma faafin kartin taas waxaa sabab u ah ma Copy yeen katin hada waxan damcay inaan ku faafiyo Facebooka laakiin waan qaadan kari waayay sawirka iyo qoraalka cinwaankisa taas ayaan waxan jeclaan lahaa in wax laga badalo waao hadii la faafiyo Ajarkiina ayaa idiin labalaami lahaa waayo qofkasta oo akhrista ajar ayaad ka heli lahaydeen

By: shabeel
subxanalah sbxanalah subxanalah!! ala diinteena macaanaa oo qiima badanaa alahayow adaa mahad leh naga dhigtay islam, walahi i like qoraalada noocan thnx qoraha and caasimada