Comments on: Hagbad siyaasadeedka Baarlamanka.

By: yusuf
baar lamaan  qab qable  fadhikudirir siyaasi waxgarad  aqoon yahan hal door nadoon

madaxweyne yaal hadii somali wax shacab ah laga waa yay dad kiina ay kuli  saan noqden xogaagii soo harayna leyiin ganacsade ayaan ahay ama wariye website kaas leh ayaan ahay  wax walbana waa soo qorayaa aqoonteedna malihi mana xishooda dantayda iyo tan rer kayga ayaa ku jirta in aan waxaan doono soo qoro wax ila xisaatamayana majiraan .

yaala xukumayaa su’ ashaas markii laga jawaabo ayaa xal imaanayaa?

By: picolo
markka hore qoraa bashir waan kus alamayaa marka labad bashir waxa tahay qof aan isku xafad ku dhalanaay o omacquul aha  ee ma waqtiga aya ku badelay sxb  xiligan ma ha xili qof la dacayadeyo ama  xuaman dadka lo bidhamiyo maxaa yelay wadaniyada dhabta ah  waxey tahay in hadiba 23 ki sano oo ciqabta ahed laga gudbay 4 sano o oyara dhanto in aan wax la iftimin  wa laga gudbayana hadu dlaka nabad noqdo xildhiban kasto  magaladisa ayaa laag so doranayaa   weliba mid mesha laga so dortay waxx u qabanayo o ay la xisab tamayaan marka hada  ayaan dhalanay socod barad ayaan naahay  ma ordi karno  bashir ha dag dagin  aqliga ha taliyo  ma jecli in an kugu dherado

tan labadan bashir sado xildhiban bey noqotay adi maaxa ku jifiyay  si barlamanka aad wanagaas  uga dhax shegtid

By: jimcale
runti wa maqaal fiican iyo ra’yi saliim ah oo xog badan xambaarsan, waxanse qabaa si loo helo wax qabad hufan wa in laqanciyo xildhibaanada o aan ognahay inay hadda duruuf adag kushaqeynayaa, tusale waxa inogu filan wadamada aan jaarka nahay, gaar ahaan kenya o lagu tiri inay xitaa wadamada rer galbeeda ama barwaqo sooran ka gunno badanyihin, hase ahaatee waxa la eegayaa hadafka gunno ee loo qaatay, waa inay ilaaliyaan sharciga iyo  shacabka rabitaankooda, iyagoo intaas kaduulayo dowlada kula xisaabtamaan, hadi aanay hawl qabanin kadib gunnadaas uma qalmaan, laakin aan isweydiine maanta 2000$ maxay uqaban xildhibaan laga sugayo inuu xisaab lasoo fariisto, aqriyo qoraalada kusabsan wxqabadka dowladda, mawaxaan kasugayna inay hand out madaxda sar sare udoontaan maadaama aanay awood ulahayn inay dabaraan maalin joogooda.

xaqiiqdi waan taageersanahay xitaa hadi aanay shaqo qabanin si amaankooda loo sugo waayo wa nagu ceyb in xildhibaanada la ugaarsado magac kasto haku yimaadeene.

ma ahi xildhibaana waxanse ka danqanaya wadankayga hooyo oo aan rajeynayo in xildhibaanada iyo kuwa hada dowladda kujira ay mudah=nyihin in la garab istaago wax kasta oo ay noqotaba.