Ganacsato Soomaaliyeed oo Xabsiga Taliyaaniga la dhigay + Qabiiladooda

Dowlada Talyaaniga ayaa maamlmahan ku raad joogtay dad lagu sheegay in yihiin muhaajiriin isugu jira Soomaali iyo ajaaniib kale.

Hadaba dadkaas ayaa lagu eedeyey in ay qaar yihiin muqalasiin dadka ka gudbiya wadanka Talyaaniga iyo dadkii la tahriibinaayey waxaana la qabtay ilaa 86 Soomaali ah ayadoo hada xabsiyada la dhigay qaar kalena lagu raad joogo.

Dadka la qaabtay qaarkood ayaa la sheegay magacyadooda iyo beelaha ay kasoo jeedaan

Cabdisalan Muumin Guure,  25 jir, Hawiye, Murusade,  laga qabtay Torino Italia.

Maxamed Muumin Dhiblawe 38 jir, Hawiye, Murusade laga
qabtay, Milano Italia

Omar Abdi 28 jir, Daaarood, Majeerteen laga qabtay Rome Italia

Said Hassan 32 jir, Hawiye , Abgaal wali lama qaban, oo waa lagu raad joogaa.

Ali Hashi Yusuf 40 jir, Hawiye Habargidir laga qabtay Palermo Italia

Abuukar Hassan 45 jir  Hawiye Abgaal laga qabtay,  Torino Italia, waa milkilaha xawaalada Mustaqbal ee Torino

Owliyo Ibrahim 39 jir Isaaq,  Habar Yonis laga qabtay Torino Italia,  waa milkiilaha Xawaalada Iftin ee Torino

Ibrahim Cali,Hawiye Xawaadle laga qabtay Roma Italia Milkilaha xawaalada Iftin Rome.

Sharif Cali Cabdow , Hawiye Abgaal laga qabatay Pisa Toscano Italia

Mohamed Hassan,  Daarood, Mareexan, laga qabtay Comiso Sicilia,  Italia

Cumar Geesey , Darood Dhulbahante laga qabtay Napoli Italia

 

Dadkan mesha ku xusan & inkale oo fara badan aan wali nasoo garin magacadooda ayaa xabsiyada ku jira talyaniga
wixii arintan ku soo kordha waan soo gudbineynaa

 

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: