Comments on: Foodda Beenleyda ah ee Maskaxda qofka iyo Mucjisada Qur’aanka.

By: shiine shiiq
jazaakumullaahu kheyral jazaaa bahda caasimada online kheer alle ha idin siiyo sida wanaaga badan ee aad noogu faaideyseen walaalayaal dadkeena muslimka ah ee soomaaliyeed ku baraarujiya diinta una tusa in diinteena xag walba eey ka dhisan tahay waxaan idinka codsanayaa in aad u soo qortaan walaalaha banestey daadinta dhiiga muslimka kuna sheegaya jihaad qoraalo anfaca allow umadan muslimka ah ee soomaaliyeed diinta ku sug amnina dalkooda ugu soo celi aamiin

By: keynaan
Aadbaad umahadsantahay Allah ajar hakaasiiyo, isku day asbuuciiba mar dadka inaa usoo bandhigtid qoraalad noocaan oo kale ah, si dadka maskaxdooda kaga baxdo xaalada aan kujirno ee hilmaanka ah.

By: munira99
asc wr allah wb akhyarta waa idin salamayaa dhamaantiin waana mucjiso aad uweyn quraanka dhan baana mucjiso ah qofkii ufiirsada gallaada waxa ay wada gareen oo cilmi ah diintey kala baxeeen waana yaqaanaan diintan inay xaqtahay sida ay caruurtooda u yaqaaniin  markaa allaah hasoo hanuuniyo inta dhunsan inta toosana allaaah haku sugo xaqa jzkumulllaah khayran asc wr allah wb  c.kariim

By: Mukaram Kaafi
Maasha Allah Diinteena kor xaqiiqadeedana ilaaheey ha fahamsiiyo cidii uu shaki uga jiro

Waad mahadsantihiin bahda Caasimadda iyo qoraaga

By: ixsan xusen
maashaa allaah diinteena waxwaliba  way inoo sheegtay ee anagaa wax gaalo soo sheektay cusbooneysiino illaah ayaan kumahdineynaa waxwaliba noo cadeyey islamna inaga dhigay