Comments on: Faroole: Puntland anagaa iska leh!

By: Somali
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk…. Wallaahi waad iga qoslisay kkkkkk

By: Maxamed Warsame
kkkk, been hadaad sheegayso been run u eeg ayaa la sheega bay somalidu tiraahda, hadi ninkii uu darood yahay webkan hawiye fikirkiisa kuma so bandhigi laheen marka iska daa beenta

By: cawaale
daaroodka oo dhami ma sidaan beey u hadlaan mase waxaani waa jufo hoose??? war xishooda oo ninka nin ha u jawaabo,, maxaad hawiye ka sheegeeysaan hal ninbaa wax qoray.,,,adinkuna futada ayaad ka wada hadasheen  bararaqqqqqqqqqqq  bururuqqqqqqqqqqqq

By: Geedi
hawiye nin baa asagoo ari aroora wata ayaa lax arigii ka hartay oo raaci weyday caato iyo harraad darteed, laxdii oo socon la, ayuu ninkii mar qura arkay laxdii oo assoolan markaasuu yiri” naa daylo dabadaad ku asoolaysid maad ku aroortid” lol.

adeer bal adinku horta dhulkinna nabadeeya aad 22ka sano isku cunayseen 60ka isbaaro hadda taalo oo somalidii kalena idiin ka tagtay oo idiin nacday.

By: Garyaqaan
Dadka bani-adamka wayka simanyahiin xoolo jaceylka iyo xukun jacaylkaba marka Jaale Faroole gooni uma aha, Shiikh sharif waantan ogayn xukun jacaylka meesha ay dhigtay.sidii rer galbeedka ay u dhihi jireen qunyar socod waxaa xigay in layiraahdo tukke madow. marka yaan qolo gooni ah lala beegsan, shaqsi kasta naftiisa iyo qoyskiisa ayuu u taagan yahay, qof Allah iyo maalinta yoomal aaqiro kabaqaya maahane. Marka yaan loo-doodin qabyaalad, horeybaa abwaankii weynee Timocade Allaha u naxariistee u yiri “Dugsi malaha qabyaalad waxay dumise mooye” marka somali maryooley waxaan leeyahay fadlan katanaasula qabyaalad horey noo dillataye.

By: H_Sacdiya
Asalaamu 3alyku wrwb  Dardaarn guud ahaned  nabiga  calyhi salatu wasalaam wuxu yiri( Dacuuhaa fa inahaa mumtinah) kataga qabyalda wa qurunee,xadis macnihisu sidaa ahaw,axaan la yaby umada somaliyeed  qoraaga inkasto wuxu  qoray anan  wadada aqrin hadna asaga iyo walalaha komontiga ka bixinayba qabyald ba lga daremya , dad ama qof qald galy ha is jidjidaan lkn waxan la yaby in qabiil dhn la sheego la yiraahdo rer hebel qoraagu ma cidu yahan naqan ?maxa rer dhn lo cayaa  mida kale nimnka lga hadlayo kuwa khyr loga barty mahn sida  farole,  qaybdid, gacma dhere  Adn  madobe, b hirale ,  qanyre iyo kuwa kale halkan aan kuso kobi karin ALLE wuxu yiri ( WALLAA TAKUN LIL,KHAAININA KHASIMAA)  ha noqon kuwa udoooda qaainiinta ,wa dad gaalo gacmo saar la leh dhmantod imisa  mogdisho ka wadeen lo gacn galiyay cadwgi ALLAH intaysan maxkamdihi so bixn , faroolase imisuu oroma  amxaaro ugan galiyay ?ikhwa H& D yasan casabiyad idn qadin mahn in aan waqti ku lumino nimankass weliba ango difacyno ,  somalidu wa dad muslim ah  wana walaalo nacybka iyo xumanta aan  ka gaabsano ,wadankena gaalo aya hesato  mogdisho ,kismaayo b/w iyo meelo kale ay hda ku ssocdaan taas ba mudan in lagu mashquulo oo in lga hadlo mudan , afrikanka nagu so duly ma walaalo ba nahy mxan isku nahy ay no gargarayan!! cajiib dad badn ba leh dhul ba na lo qabty , ya lga qabty yase lo qabty ,marka sas leyhy mahi aniga Alshabab lkn waxan ku taageranhy la dagaalnka gaalda  wayna ku mahd san yihin lkn dhibatdoda kale bari baani ka ahy/ qoralka aan qorayno ogaada  marqati bay no noqonysa qof walba waxa uu qorayo wa inu ka firadaa wadankeenaan dad muslimin ba nahy ALLE umad sharecada islamka nagu hogamiyo  hano keeno amiiin.

By: Halgan
Aniga faroole anigoo u doodeyn oo waqtigisa dhamaday lakin dameeradaan hawiye meesha ay chance ka raadinayaan baan fahmi waayey marxuum dhintay inay ka sheekeeyaan negatively iyo gaas oo heerkaas soo gaarsiiyey xamar inay ku jisaaraan allow adaa wayn u should be thank to gaas hawiye in xamar shir lagu qabto waligood xata kuma fekerin oday dhaqmedka la sharfo yaa waxaso dhan idin baray????? Gaas asagaa mahada leh… Sheekada puntland taal boos idinkama banaanee odaygii bidaarts lahaa ee qoslaaye madaxwaynihiinii nooga warama un,, taas unbaad ku roontihiine

By: WAA KAFTAMAYAA
war heedhe morka hore ogow ninku sida uu u hadlo ayuu wax u qoraa, doqonimo ayaad dad ku cayeysaaye ninka maqaalka soo qoray waa ina adeerkaa, ninkii inadeerkii garanwaayey miyuusan doqon aheyn. daarood naceybkiisa wax ii kordhinmeyso oo markaan doono waa eryan

dagaalka daarood waxaan ka jeclahay in aan laf hawiyaha la dagaalo waayo dagaalka daarood xiisad maleh lol ileen waa dheereeyaane lakiin laftaan hawiye waa iska kaadhicin.

tan marxuumka cabdulaahi yusuf waxaaan kaa leeyahay ilaahay ha u naxariisto danbina nagama gelin amxarada imashaheedana wax weyn mahan oo puntland iyo somalilandba waa joogaan kaladuwanaashahu waa adigu waad u hogotaa xabashida anigase waa iska dhiciyaa,

(farax boosaaso poolo) inadeerow oo inaadeerow ma iska keydhicinkartaa maya aflagaadada jooji intaas waa kaftankii maanta.

BASHIIR mahadsanid cidna kuma aad xadgudbin arintana runta ayaad ka sheegtay marka laga reeb gabadha dumaashideen ah magaceeda waxaad ka habooneyd in aad si kale wax u tiraahdo.

By: aadan cabdi
wax kasta wxy ku xiran yihiin rabitaanka dadweynaha mudane Faroole hadey dadku rabaana wuu joogi hadeysan rabinaa Qarxis buu iska aadayaa

By: Mj boy
Dantii yaqaan ayaa tu kala ku dara, ninkaan iska hadaaqaya muxuu faroole ka shegidiisa ka helayaa tiiisi ayaaba dayacane? hadad reer konfreed tihiin bal horta konfor xal ka keena, puntland wa dawlad dhisan oo calan leh, wixi khilaf siyasadeed ah oo ka jira waxa xalin doona odayaasha puntland, waayo waxaan leenahay odayaal waxgarad ah oo wanagaa iyo sanaanta kala saari kara, balse kuwa muqdisho jooga ee caqligoodu ku eekday iney madaxwayne somaliyeed ula tagaan reer habel ma doorin kartid maxay idin qabteen? somaliya system fadarli ah ayaa ka hirgalay nin walbaa gobolkiisa haka hadalo waxna ha u qabto adigoo hawiye ah inaad puntland madaxdeeda dhalisho xaq uma lihid waayo adiga ayaaaba qaawan dhiiqina ku dhex jira marka nin kale dharkiisa ayaan dhaqqaaya cidna ka rumeysan mayso