FADEEXAD: Daawo: Beelo Daarood oo qabtay kullan aflgaado, hanjabaad iyo weerar loogu geystay Beesha Hawiye

Beelo Soomaaliyeed ayaa 28-kii January, 2013 isugu tagtay magaalada Toronto,  gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaga oo weerar iyo xadgudub kula kacay beesha Hawiye.

Beeshan waxa ay sheegatay in la xasuuqay, waxayna tiri “waxaan xuseynaa xasuuqii naloo geestay”, oo ay la meel dhigeen kii Hitler u geestay yahuuda.

Waxa ay beesha Hawiye oo leh aqoonyahan, culimo diimeed iyo tuug intaba, sida beel kasta oo Soomaaliyeedba ay ku qeexeen “Beel tuugo ah”, oo Soomaalida inteeda kale dhacday.

Waxa ay yiraahdeen “Hawiye madaxweyne ha idiin noqdo, adinkana ra’iisul wasaare noqda waa liiditaan”. Waxa ay yiraahdaan “Hawiye lama noolaan karno’e ee aan ka guurno”. Waxa ay si aad ah u aflagaadeeyeen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo rag kale oo caan ah oo ka soo jeeda Beesha Hawiye.

Waxa ay sheegteen in Muqdisho ay tahay magaalo la wada lee yahay Balse Hawiye xoog ku heysto.

Kama aysan xishoon oo si cad ayay u magacaabeen beesha hawiye, kuwoodii ugu roonaana magacii USC ayay adeegsadeen.

Dhammaan hadalladan ay yiraahdeen, haba yiraahdeen’e, waxa ay imaneysa xilli Somalia ay u muuqato in ay cagaheeda dib isugu taageyso, oo ay xummaan dhinac iska dhigtay.

W/Q: Cabdi Axmed Daacad

Toronto, Canada

Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qoraaga ku saxiixan

Daawo Fadeexadda

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: