Comments on: Dhakhaatiirta oo aad uga walwalsan caafimaadka Soomaalida qurbaha.

By: keynaan
dhibaatada ugu ween waa ayootada, waayo caruurta looma dhaqaaleeyo sida ee doowlada aan martida unahay ugu talagaleen, waalidka macunaan raashin nafaqo leh sidee caruurtaan kubadbaadayaan.

waa in aa sameenaa barnaamij kahortag ayuuto anaga oo lakaashaneeno hay’daha doowliga ah.

soomaalida qurbaha joogaan 90+% weey abuse gareeyaan caruurtooda, masiiyaan daryeelka loogu tala galay,

By: nadiya
UUrkaygii ugu horeeyay waxaa leygu sheegay vit D oo aad u hooseeyo iyo HB ga walow aan qaatay kaniini vatimani ah hadana wax is badal ah ma jirin. sababta waxa ay tahay xitaa markaan soomaali joognay cudurkaan woo jiray laakiin iskama baarno oo  meela kale ayaan ku wareegnaa. 2 mar oo aan daqtar ukala tagay kenya iyo itoobiya labadii jeer waxaa layga sheegay vit D gayga oo hooseeya waxaan qaatay kaniinikyo vit D ah. waxaana sabab u ah anaga soomaalida qoraxda iskuma dhigno qofka waxaa loo baahanyahay maalintii inuu ugu yaraan 45 daqiiqo qorax helo qofka madowga ah. hlka qofka cadaanka ku filantahay 15 daqiiqo. waxaa sii dheer cuntooyinka qudaarta iyo fruitka iyo kaluunka iyo digaaga ma cuno badana hilibka gaduudan iyo cano ka danbaynaa ( cad iyo caano) bariis iyo baasto. makra waa in hab nololeedkeena cunto diyaarinteena ka fikirnaaa.

Daraasad mareekanka waxaaa algu ogaaday in haweenka uurka leh oo nafaqada ku yartahay ay u sahlantahay in Depresion ku dhaco marka danbana cudurada maskaxda ku dhaco sida pregnancy psycosis.