Comments on: December: Bil murugo iyo gocosho badan (Maalmo inoo madow oo ku jira)

By: boor
kawaran december maalintii aad xasuuqayseen dadka birmageydadaa oo ilaa iyo hada guryahooda ku nooshihiin? one word:disgusting

By: Ahmed
Qoraaga maqaalka waa mahadsan yahay, wuuna dadaalay, taariikhda December uu soo qaatay. laakiin waxaan rabaa in wax yar ka saxo intii aan ka gartay, 31 December 1990 ma ahan  ee waa 30 December 1990 weliba waa maalin axad ah, Somalida qaarkkood ayaana isku dacaayadeysa Sunday oo macnaheedu yahay axadii oo ah xabadii axadii ayaa ku keentay ee magaalo ma timaadeen. Marka walaal waa saas ee ku darso. Waana la hubaa. fiiri kalandarkii Dec. 1990.

By: sudus
waad ku mahadsanatahay qorow qoraalkaada xusuusta qadarinta mudan runtii aduunyadu sideedaba waa imtixaan soomara umada ku dhex nool wbiluhuna kala ayaan badane wax yar aan kuugu daree burburkii somaliya waxa uu soo bilowday waa hore balse kii aan eednay waxa uu soo bilowday 76,kii december jabhadihii ogadeniya kadibna u dilaacay dagaalkii 77. dilkii 70.tan iyo dhor sargaal oo horkacayay dagaalkii 77 ee aanu eednay dilkaana waxa laleeyay waxa uu dhacay decembed.dagaalkii socday 4bil iyo 10ka cisho ee caasimada somaliya ka socday oo aanan marna joogsanin umad badana galaaftay waxa uu bilowday 17dii december1991dii.sida lashegayo alow nasoo xiji decembertaan qeyr keeda

By: prince dekhan
garaadka caqli xumida wanba ku jeeda inadan ehen reer muqdisho ee iska aamus 28ka december wax uga xun malehen dadka rer muqdisho adigana waxad ledahay waxa laso celinayay dowladnimada somaliya bal an ku weydiye in shacabka la dilo la gumado miya lagu so celinayay nabad iyo dowladnimo ciidamad itobiya waxa ay ka geysten muqdisho ma ehen wax lo dulqadan karay waxana igu xanunka badaneyd qof walbo oo somaliyedna ay dhibtay shacabki lagu layay wadada xeririsa muqdisho iyo afgoye qasatan carbiska lafole xawo cabdi xata lama cafinin malintas saqiiradi la laayay walidintoda wlhi wa in loo abaal mariya madax weynihi hore  somaliya sheekh shariif asiga naga bixiya ciidamadi itobiyo nabada hada loogu nool yahay muqdisho wa asiga ninka so celiyay arintasna muqdisho iyo shacabkeda abaal weyn bey ugu heyn donan

By: Mohamed hassan
Walaal, waad kumahadsantahay qoraalkaaga kooban lakiin macnaha badan runtii, xusuun ayuu igu beeray waayo waxaan utaagnb kuwa badan haba kala darnaadeen. Hilmaam hadal kuma jiro hadii aad hilmaamtay, hadii kale waxaan ku xasuusin lahaa 22 December 2002 maalin ardaydii soomaliyeed ee axmed gurey lagu laayey baska waa maalin madoow in laga tagana aan mudnayn. Mahadsanidiin

By: Garaadka
Intii aysan itoobiya iyo cabdullaahi yuusuf soo galin muqdisho waxaa ay ahayd goob adduunyiadii iyo soomaalidiiba ka quusatay oo noqotay meel dadka lagu qasho, oo ay naxdin iyo isbaaro, dawlad la,aan wehel u noqdeen, waxaa xigay dawladii uu garwadeenka ka ahaa mudune shariif oo raiisalwasaaraha uu ka haa abdirashiid iyo cabdiwali, waxaa soo noqday rajadii iyo dawladnimad ii soomaliya, marka saaxiib, Decembartii aan isla ogayn ee qarankiinii la burburiyey waa runtaa oo maalin madow bay ahayd laakiin 2006  waxay ahayd raja soocelintii qarankeenna waana midda ay maanta xamar ku deggantahay