Video: Nin Indhoole ah oo hadal iyo su’aalo uga careysiiyay Siilaanyo.

Xaflad dhowaan ka dhacday London oo dad kasoo jeeda Somaliland ay u qabteen madaxweynahooda Axmed Siilaanyo, ayaa buuq ka dhalatay, kadib markii su’aalo adag la weydiiyay Siilaanyo Islamarkana la dhaliilay.

Siilaanyo, ayaa waxaa su’aalaha  weydiiyay, islamarkaana dhaliilay nin Indhoole ah oo lagu magacaabo Maxamed Haaruun, waxaana xanaaqa ama carrada Siilaanyo ay gaartay inuu indho la’aanta ku caayo, isaga oo Siilaanyo yiri “Midkan warqadda wata, haddana aan waxba aqrin karin ama aan arag”.

Halkan ka daawo Video-ga dhacdadan.

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: