Muuqaalka Maanta aan idiin soo xulnay waa Muuqaal marka aa daawato aad ku qosli doonto kaas oo ah Nin Caalamka ka yaabsaday kadib markii uu Gacmihiisa ku koray Dabaq Dheer oo 27 Biyaano ah.
Ninka arinkani sameeyay ayaa u Dhashay Wadanka Faransiiska waxuuna mudo 30 Daqiiqo ah ku fuulay Dabaqa 27-aad asagoo ka soo bilaabay dhulka wax uu adeegsadayna malahan.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:













You must log in to post a comment.