Dekedda magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia,waa tan ugu weyn uguna mashquulka badan guud ahaan dekedaha dalka Somalia.
Dekedda ayaa waxaa iminka ka socda howl aad u baaxad weyn, ayada oo ammaanka dib usoo hagaagay ee magaalada uu keenay in gacansiga kala furmo, islamarkaana dhismooyin xoogan ay ka billowdaan magaalada. Taasi waxa ay sare u qaaday mashquulka dekedda oo alaabo badan ay kasoo degeyaan.
TV-ga Somalisiwss ayaa muuqaal kasoo duubay howsha ka socota dekedda ee daawo.













You must log in to post a comment.