Daawo Video: Fadeexadda fanaanka Fu’aad Cumar iyo xatooyadiisa

Dhallinyaro badan oo ka mid ah kuwa kasoo heesa qurbaha, waxay inta badan xadaan heeso ay lahaayeen Fanaaniin hore, oo qaarkood ay geeriyoodeen.

Inta badan heesahaas waa kuwa aysan bulshada badankeed maqal, ayna fududahay in la dhaco.

Fanaanka la yiraah Fu’aad Cumar ayaa xaday hees uu qaaday nin la oran jiray Jaamac Hadaf oo ahaa reer Seylac.

Heeskaasi la qaaday 1975-kii oo halku dhigiisu yahay “Bal Soo Orod”, ayuu Fu’ad Cumar ku sheegtay mid cusub oo uu u sameeyay nin la yiraah Khadar Dheere.

Bal daawo labada hees oo isku meel dhig.

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: