Comments on: Daawo Video: Dhacdo yaab badan.

By: Yusufaden
qofka inuu yahay Lab iyo dhadig waxaa ilaah go aan shay kahor inta uusan dhalan kahor mana jirto cid arintaasbadali karta labadaas shaqsi oo iyagu isku arka dad caafimaadqaba laakiin xaqiiqa ahaan xanuunsan waxay ahaanayaan waxii ay kudhasheen, waxaay iyagu iska dhaadhacsheen  in ilaah (SWT) qaldamay oo midwalba jir uusan lahayn ilaah saaray, taasi waa warka aan damiirkalahayn ee ay reer galbeedu faafiyaan, waxaa yaq yaqsi ah in dadka warbixintaan qoray yiraahdaan labadaan qof mid walba waxuu soomaray jinsi kale, qof jinsi kale soo maray oo badali karaa majiro maxaa yeelay rabi ayaa mar hore go aanshay laakin qofku waxuu rabo buu dhihi karaa. xanuunka labadaan shaqi qabaa waxaa ladhahaa (Personality disorders) sicilmiyan ah in loo daaweeyo nasiib daro xanuunkaas oo xawli kusocda dadka caalamku waa iska indhotireen. walaalka soo qoray waxaan ku talo kusiin lahaa inuu kafiirsaday eray bixintiisa oo uu yiraahdo nin naag iska matalaya oo saaxiib lanoqday naag nin iska matalaysa, sabab taas ayaa ah waxa ay yihiin. mahadsanid.