Caasimada Online: Dawo Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineeyno waa Muuqaal ku saabsan arin farxad leh, oo marka aad daawato aad baad ugu farxi doontaa waana 22 sano ka hor arin ugu dambeeysay Dekada Muqdisho oo maanta lagu arkay.
Dekedda Muqdisho, ayaa ahayd mid aan u shaqeyn sida dekedaha caalamiga ah, tan iyo bur burkii Dowladda dhexe, sidaa darteedna aysan kusoo xiran marakiibta waa weyn ee caalamiga ah, hase yeeshee taasi iminka wax baa iska beddelay.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:













You must log in to post a comment.