Dadka waxa ay yiraahdaan Mareykanka wax walba waa nooc kale,oo caalamka waa ay kaga duwan yihiin. Haddaba tanina waxa ay ka mid tahay layaabyada dalka Mareykanka.
Apartment ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu iibinayaa 100 milyan oo dollar, xusuuso waxa aad iibsaneyso ma ahan guri ee waa apartment ku dhex yaala dabaq dheer oo ku yalla New York.
Bal Daawo Video-gan ma u qalmaa apartment-han 100 Milyan oo dollar.
Use Facebook to Comment on this Post













You must log in to post a comment.