Daawo Sawiradi u dambeeyay ee tababarka Manchester Utd oo joogta dalka China.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weli sii wadda tababarkeeda xoogan oo ay isugu diyaarineyso xilli cayaareedka soo aadaan.

Man U ayaa iminka ku sugan magaalada Shanghai ee dalka China, halkaasi oo ay kula ballansan yihiin cayaar saaxiibtinimo kooxda Didier Drogba uu dhowaan ku biiray ee Shanghai Shenhua.

Haddaba waxaan idin soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirada cayaartoyda Manchester oo tababar qaadanaya.

Use Facebook to Comment on this Post

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: