Daawo Muuqaalkii ugu Dambeeyay ee Laga soo Duubo M/Muqdisho. “Video”

Muuqaal Qurux Badan oo indhaha u roon oo ah kii ugu dambeeyay ayaa laga soo duubay Dusha Sare ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kaas oo lagu falan qeynayo Barnaamij la yiraahdo Bidhaan Arag.

Wariye Abdinaasir Naarmagale ayaa Barnaamijkaan soo saare waxuuna Booqasho ku joogaa Magaalada Muqdisho asagoo ka yimid Wadanka Koofur Africa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWTO:  

Use Facebook to Comment on this Post

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: