CEEB: Daawo Dhalinyaro Somali ah oo ka Jawaabi la’ Magaca Saddexan ee Nabiga SCW, balse yaqaan….!

Jimco Wanagsan Saaxiibada Qiimaha Badanoow Waxaan idiinla wadaageeynaa Barnaamij Muuqaal ah oo ay diyaarisay gabar Ku nool magaalada Hargeysa waana Barnaamij wax badan ifinaya kuna tusinaya Aqoon darida Dadkeena Soomaaliyeed ku jirto taas oo ah in aysan Aqoonin Afritiska Nabigeena Suuban Caleeyhi  Salaatu Wa Salaam.

Hadaba Daawo Su’aalo la weydiinaya Dhalin yaro ku nool hargeysa oo ay ka jawaabayaan Balse waxeey ka jawaabi karin Aftirsiinada NCSW Iyo Su’aalo kale oo Diini ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO:

Use Facebook to Comment on this Post

kubad logo4

You must log in to post a comment.

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.
%d bloggers like this: