Comments on: Cayil iyo Caato midkii aad tahayba, qormadan aqri (Fadlan)

By: waano
Asc aad ayaan idiin ku mahad celinayaa shebekeda caasimada online , magacaygu waa mohamed muse ali wllo waxan ahay qof runtii u dhashay caato balse raba inuu si yara cayiliyo waxaa rabaa inaad ii sheegtaan waxyabaha aan cuno idin koo mahad san wllo asc

By: ibraahim
bacda caasimda waxaa ni wedinaa inaa cayelo an raaa maxaa cunaa mise an samenaa hada waxaan ahay uf cato ah caato nimada neh waxaa iga dhigte siigada  talo isiya pls inikoo mahad san

By: caasha
asc fadumo  walalal waan mahad santihiin waxan rabab in aan indin waydiiyo arin aan ku jah wareersna nahay waxaa ahaa ruux markii horey cayilaan kadib is caateeyey  hadana waxan  kadib duruufo jira dartii ayaa waxu igu xawiley in aan is cayiliyo qaab meel aan ka bilaaban ma aqaan dadka qaar waxay dhahayana wax mac macaan badso iyo dufanka marka ma jirto miyaa qaab kale  tan ka duwan ugu yaran waxan rbaa in aan isku dari  6 kiilo talo siin thks

By: Qadar
Asc, Magaceygu waa Qadar, walaal aad baan idinku mahadcelinayaa website Caasimada.com. Intaas kadib, waxaan idin waydiinayaa cabidda faraha badan ee biyaha caadiga ah (Mineral Water) ma waxay  kor dhiyaan cayilka? Aniga hadda ma saa’id uma cayilni balse waxaan jeclahay in aan iska rido miisaankeyga balse waxaan saa’id u cabaa biyaha caadiga ah marka waxaad moodaa in miisaankaygu uusan is dhimeyn.

Waad mahadsantihiin.