Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Tacsi: Culimada reer Qatar
انـــــا للـــــه وانــا اليـــه راجعــــون Anagoo ah culimada iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan wadanka Qatar waxaan ugu tacsiyadثynaynaش ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee… Read more
Daawo Video: Habka ay u shaqeyso & howsha ka socota dekedda Muqdisho
Dekedda magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia,waa tan ugu weyn uguna mashquulka badan guud ahaan dekedaha dalka Somalia. Dekedda ayaa waxaa iminka ka socda howl aad u baaxad weyn, ayada oo… Read more
Video: Nin Indhoole ah oo hadal iyo su’aalo uga careysiiyay Siilaanyo.
Xaflad dhowaan ka dhacday London oo dad kasoo jeeda Somaliland ay u qabteen madaxweynahooda Axmed Siilaanyo, ayaa buuq ka dhalatay, kadib markii su’aalo adag la weydiiyay Siilaanyo Islamarkana la dhaliilay…. Read more
Marqaanki Miirowga & Marwo Falxado
Wuxuu Oday Faarax u dirsaday gabadhiisa Caag biyo ku jiraan oo uu Musqusha (Suuliga) la galo waxay si dhaga wadani ah usoo ag dhigtay caag biyaysan,sidii qof kaadi gubayso ayuu… Read more
Hambalyo Aroos oo Farxad leh
Hambalyo Aroos oo ay Dirayso Hodman Maxamed Cilmi loona dirayo Arooska iyo Aroosada Maxamuud C/salaam iyo Maariya Maxamed oo ku Aqal galay Muqdisho.. Maamo Caasho Cabdi Weheliye Aabe Maxamed Kaarshe Cilmi… Read more
Daawo Sawirrada Naqshadda: Garoon diyaaradeed cusub oo Turkey-ga uu ka dhisayo magaalada Muqdisho
Dowladda Turkiga ayaa wadda mashruuc ay garoon diyaaradeed cusub oo caalami ah ay uga dhiseyso duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Garoonka ayaa la sheegay in laga dhisi doono int… Read more
Sawir gacmeed qosol leh: Somaliland iyo Puntland iyo damaca wada hadal.
Kowdii bishan ayay ahayd markii Cabdiraxmaan Faroole oo ah ninka hohaamiya Puntland uu sheegay inuu wada hadal u socdo ayaga iyo Somaliland, haddii ay miro dhallaanna laga yaabo inay isku… Read more
Dood Cilmiyeed dhex martay SUUFI VS WAHAABI (Yaa meel la saaray?)
Sheekada waxay udhaxeysaa Suufiya iyo Wahaabiya Suufi: Aw Wahaabiyow bishii Mowliidbaa la joogaa ee miyaadan ka qeyb qaadaneyn Weyneynta Nabi Muxamed C.SW. Wahaabi- mowliid waa xaraan qadcan ah. Suufi: mowliid… Read more
Raggiina Lisa Idinkuna Raaxaysta!!
Layli loogu magac daray Layliga Kegel (Kegel Excercises) baa ahaa kii ugu horreeyey ee gacan la mahadiyay ka geystay siday haweenku ku gaari lahaayeen heer biyabbax. Waxaa Layligaasi lagu tiriyaa… Read more
Warbixin: Madaxweyne Xasan Sheikh oo waraysi arrimo badan wax looga waydiiyay siiyay TV-ga Al-Jazeera
London (Caasimada Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dowladiisa wax badan ka qaban doonto difaacida dhibanayaasha dumarka la… Read more












