Xulka Caasimada Subscribe to Xulka Caasimada
Warbixin iyo Video: Muqdisho Nolol iyo dib u soo kabasho dhab ah.
Haddii aad muddo dheer qurbaha ku ahayd dareen ku joog, ma ku noqotay dalkaada, mase soo booqatay Xamar? Waxaa kuu muuqanaya marka dhinac kasta la fiiriyo ammaan iyo horumar degdeg… Read more
WAXAAN BADBAADIYEY NAF !!!!
( I SAVED A LIFE ) Laba Qubo ah oo ka mid ah Qubooyinka u Nool Badda Gunteeda ayaa waxay Saaxiib ku noqdeen sidii ay isaga Ilaalin lahaayeen Caddawgooda Koowaad… Read more
Daawo Video: Bilicda Muqdisho ee 2013 waa sidan (Cajiib ahaa)
Muqdisho, waxa ay u baahan tahay oo kaliya nabad yar, haddii ay heshana uma baahna wax ka badan sanad, si ay si deg deg ah dib ugu soo noqoto bilicdeeda… Read more
Sawir gacmeed cajiiba: Isbaarooleyda cusub ee magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho, waxaa kasii bidhaameysa nabad iyo horumar, ayada oo laga nastay dagaaladii iyo dhibkii kooxda Al-Shabab, hase yeeshee waxaa ka socda dhib kale oo kasii darran kaas. Waxaa magaalada… Read more
Qiso Xiiso leh – Nasiixada Wanagsan Geela way ka qaalisan tahay!
Oday Reer Baadiye ah ayay noloshii ku adkaatay dhibkediina kabatay, wuxuuna goostay inuu Qaxo/ Katago Degaankii uu kunoolaa. Wuuna Qaxay isagoo katagay Reerkiisii, gurigiisii iyo Tuuladii uu kunoola intaba, wuxuuna… Read more
Madaxweyne Xasan : DF diyaar ayey u tahay in ay la hadasho Al-Shabaab
Doha (Caasimada Online) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa sheegay in dawladiisu diyaar u tahay in wadahaddal la gasho Ururka… Read more
Xaqiiq & Caddeyn: Kismaayo, Daarood iyo Hawiye yaa dadka deegaanka ah?
Afeef: Maqaalkan ujeedadiisu waa in wax la toosiyo oo wixii Soomaali halaagay (eex) laga koro Inkasta oo Maqaalka lagu xusay Magacyo Qabiilada qaarkood haddana ma jirto qabiil la aflagaadeynayo ee… Read more
Video & Sawirro: Madaxweyne Xasan oo booqanaya dalka Qadar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia, Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafti la socda oo ay ka mid tahay wasiirka arrimaha dibedda Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa booqasho ku tagay caawa… Read more
22-sanno kaddib oo bandhig faneed lacago loogu ururinaayo carruurta agoonta lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa xaley markii ugu horreysay 22-sanno kaddib magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu qabtay bandhig faneed lacago loogu ururinaayay carruurta agoonta iyo kuwa darbi jiifka ah ee… Read more
CADDEYN: Dhageyso C/raxman Faroole oo aflagaadeenaya Diinta Islaamka
Bani aadamka marka ay dharagto iyo raaxada ka badato, wuu kibraa, wuxuuna gaaraa heer uu gacmaha la galo diinta islaamka amarada ilaah subxanah wa tacaallaa. Ninka hogaamiya Puntland ee Fraoole,… Read more












